Liverpool Oo Xaqiijisay In Ay Heshiis Cusub Ka Saxiixatay Xiddig U Ciyaara Kooxdeeda.
Kooxda reer England ee Liverpool ayaa ku dhawaaqday inay cusbooneysiisay qandaraaskii ay kula jirtay difaaceeda Kostas Tsimikas iyada oo xiddiga ka saxiixatay heshiis dhan ilaa 2027.
Daafaca bidix ayaa ka mid ahaa xiddigaha kooxda…