Dagaalka Al-Shabaab: Halgan Qaran mise Dan Beeleed?
Dagaalka Al-Shabaab: Mas'uuliyad Qaran Mise Mashruuc Qabiil?
Kooxda Al-Shabaab muddo dheer ayay Soomaaliya ku haysay culays iyo cabburin. Ma jiro madaxweyne ama dowlad Soomaaliyeed oo aysan wacad ku marin inay kooxdaan xiriirka u go'aan. Su'aashu mar weliba waxay tahay, yaa dagaalkaan leh? Ma mashruuc u gaar ah hal beel baa mise waa halgan qaran oo Soomaaliyeed oo loo baahan yahay inuu qof walba qaybtiisa garto?
Dhowaanahan, waxaan arkaynay ifafaale muujinaya in dagaalka lagu qoondeeyey beesha Xawaadle ee gobolka…