Pep Guardiola Oo Xaqiijiyay Xiddigo Kooxdiisa Ah Oo Seegi Doona Kulanka Furitaanka Champions League
Manchester City ayaa waayi doonta adeega xiddigaha Manchester City Jack Grealish, John Stones iyo Mateo Kovacic kulanka furitaanka wareega group-yada Champions League.
Kooxda difaacanaysa koobka ayaa maalinta Salaasada ah garoonkeeda…