Browsing Tag

gaar

Hogaamiye Xasan Sheekh oo kulan gaar ah kula qaatay Aqalka Beijing dhigiisa dalka Shiinaha

Jimco, September, 6, 2024 (AX) - Hogaamiyaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah kula yeeshay Aqalka Beijing ee dalka Shiinaha dhigiisa dalkaas madaxweyne Xi Jinping. Kulanka laba geesoodka ahaa ee dhexmaray labada Hogaamiye ayaa ahaa mid ay kaga wada hadalayeen sidii kor loogu qaadi lahaa xiriirka diblomaasiyadeed ee ka dhaxeeya labada dal ee Shiinaha iyo Soomaaliya, islamarkaana meel sare loo gaarsiin lahaa iskaashiga dhinacyada kala duwan ee u daneynaya labada shacab.…

Kenya waxay u sameysay ilaalo gaar ah safrayaasha

Booliska Kenya ayaa u sheegay warbaahinta maxaliga ah in la diyaariyay tallaabooyin amni oo gaar ah oo loogu talagalay dadka ka gudbaya magaalooyinka ay weerarada Al-Shabaab ku badan yihiin. Waxay tilmaameen in dadku aysan awoodin inay ka baaqdaan safarada joogtada ah, gaar ahaan dhamaadka sanadka, iyo in Masiixiyiintu aadaan meelo cayiman oo ka baxsan degsiimadooda. Marka dowladda waxay sheegaysaa in mas'uuliyadda hubinta ciidamadooda amniga ee loo igmaday ilaalinta gawaarida…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More