Booliska Waqooyi Galbeed oo howlgal ka dhan ah shirkadaha korontada bilaabay kadib muran ka dhashay qiimaha adeegga
Hargeysa (AX) — Ciidanka booliska Waqooyi Galbeed ayaa habeenkii Isniinta hawlgal qorshaysan ku beegsaday dhowr shirkadood oo layrka dhaliya, kuwaas oo lagu eedeeyay inay jabiyeen amarradii xukuumadda ee ku saabsanaa qiimaha adeegga korontada, tallaabadaas…