Somalia
26 ayaa ku dhimatay dooni degtay
Dowladda Uganda ayaa xaqiijisay dhimashada 26 qof, oo dhammaantood saarnaa doon ku qalibantay harada Albert ee xadka u dhexeeya Uganda iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo (DRC). Doonta ayaa gadoontay, waxaana loo yeeray…