Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo waxba kama jiraan ku dhawaaqday xil-ka-qaadistii guddoomiyaha maxkamadda sare
Muqdisho (AX) — Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa Khamiistii ku dhawaaqday inuu waxba kama jiraan yahay go’aankii Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud uu xilka kaga qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Baashe Yusuf Ahmed, iyadoo caddeysay inuusan…