Browsing Tag
dhacay
Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa maanta lagu qabtay munaasabad balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen bulshada ku dhaqan magaaladaasi. Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare, Xildhibaanno, Senatoro, Musharraxiin iyo shaqsiyaad kale ayaa shalay, xalay fiidkii kulammo gaar gaar ah la qaatay hogaamiyayaasha Puntland iyo kuwa kale. Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada ay soo gaaraan wufuud kala duwan oo uu kamid yahay raiisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi…
Ciidamado ka wada tirsan DFS oo ku dagaalamay magaalada Marka
Magaalada Marka waxaa xalay fiidkii ku dagaalamay Ciidamo kawada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ee gacanta ku haya sugidda ammaanka Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose.. Iska hor imaadka ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, waxaana hakad galay dhaq dhaqaaqii dadka magaalada Marka sida ay u xaqiijiyeen dadka deegaanka Axadle, iyadoo markii dambe ay halkaasi isaga baxeen saraakiil ka tirsan ciidamada DFS. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya sababta dagaalka, ilo wareedyo ayaa Axadle u xaqiijinaya in askarta ay isku…
