Siyaasiyiinta mucaaradka oo sheegay madaxweyne Deni inuu ku fashilmay nidaamka dimuqraadiyada…
Isniin, September, 18, 2023 (AX) - Madasha siyaasiyiinta Puntland oo ay ku midaysan yihiin siyaasiyiinta mucaaradka, ayaa madaxweyne Saciid Deni ku eedeeyay inuu ku guul daraystay inuu Puntland u horseedo hannaan dowladnimo oo sal adag…