Shariif Xaaji oo ka mid noqday Baarlamaanka gobolka Alberta ee dalka Canada
Talaado, May 30, 2023 (AX) - Shariif Xaaji oo ah Somali ka tirsan Xisbiga NDP ayaa noqday Xildhibaankii ugu horeeyay ee Somali ah oo ku guuleystay si aqlabiyad leh doorasho ka dhacday gobolka Alberta maalinimadii Shalay oo Isniin…