Browsing Tag

dacwad

Soomaaliya oo Golaha Ammaanka u gudbisay dacwad ka dhan ah ciidamada Itoobiya

 Talaado,  Juun, 25, 2024 (AX) - Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa ku eedeeyay ciidamada Itoobiya inay si sharci darro ah ku soo galeen xuduudka Soomaaliya taasoo keentay inay iska hor imaad la galaan ciidamada ammaanka ee deegaanka."Soomaaliya waxay xaqiijinaysaa sida ay uga go'an tahay inay ixtiraamto mabaadi'da ku xusan Axdiga Qaramada Midoobay iyo deris wanaagga," ayuu Abuukar Cismaan u sheegay 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka.Safiirka Soomaaliya ee UN-ka ayaa sheegay inay Itoobiya ka filayaan inay…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More