Browsing Tag

cambaareeyay

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa cambaareeyay xaaladda

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si kulul u cambaareeyay waxa uu ugu yeeray “caburinta lagu hayo dadka reer Hiiraan, gaar ahaan kuwa ku nool magaalada Beledweyne”. Siyaasiga C / raxmaan C / shakuur Warsame ayaa sidoo kale ugu baaqay ciidamada AMISOM iyo kuwa Itoobiya inay ka waantoobaan inay awood militari u adeegsadaan dadka rayidka ah, ee ka walaacsan dhismaha…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More