Browsing Tag

badda

Itoobiya oo sheegtay in aysan marnaba ka tanaasulidoonin doonisteeda badda cas

Isniin, Juun, 3, 2024 (AX) - Machadka Arrimaha Dibadda ee dalka Itoobiya ayaa marti galiyay wada-hadalladii 2-aad ee Badda Cas oo ka dhacay Addis Ababa, kaasoo hal ku dhiggiisu uu ahaa baahida Iskaashi Goboleed ee badda cas.Madaxa fulinta machadka arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya Jacfar Bedru oo warbaahinta la hadlay, ayaa ku nuux nuuxsaday muhiimada ay Itoobiya u leedahay gobolka Bada Cas, wuxuuna sheegay in Itoobiya  aysan marnaba ka tanaasuli doonin doonisteeda badda cas.“Itoobiya iyo badda cas waxaa ka dhaxeeya…

Hogaamiye Biixi oo sheegay in heshiiska Gobaladda Waqooyi iyo Itoobiya uu muhiim u yahay amaanka Badda Cas

 Isniin,  May, 27, 2024 (AX) - Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in heshiiska ay xukuumadiisu saldhiga badda kaga kiraynayso Itoobiya uu horseedi doono in xal loo helo xaalada amaan daro ee kasoo cusboonaatay Badda Cas.Biixi oo waraysi siiyay wargayska Financial Times ayaa sheegay in heshiisku uu Gobaladda Waqooyi u ogolaanayo in ay gacan ka gaysato ilaalinta amaanka Gacanka Cadmeed iyo Badda Cas, oo ay dhawaan khalkhalgaliyeen kooxaha Xuutiyiinta dalka Yemen oo gacan ka helaya waddanka…

Axmed Ciise Cawad “Xukumadda Fedaraalka waa iney Itoobiya kala hadasho damaceeda Badda Soomaaliya”

 Isniin, May, 27, 2024 (AX) - Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha Dibada Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa Xukuumadda Soomaaliya ku dhaliilay diidmada iney Itoobiya kala fariisato arinta damaceeda qeyb ka mid ah biyaha iyo dhulka Soomaaliya.Danjire Axmed Ciise ayaa sheegay in dowladda Fedaraalka ay si cad u diiday kulamo dowladaha Kenya iyo Jabuuti iyo dalalka Caalamka ay ku doonayeen iney isaga hor keenaan Soomaaliya iyo Itoobiya si ay uga wada hadlaan heshiiskii Itoobiya ay la gashay Gobaladda…

Gobaladda Waqooyi oo shirkado shisheeye u kiraysatay dhameystirka heshiiska badda ee Ethiopia

 Sabti, May, 18, 2024 (AX) - Gobaladda Waqooyi ayaa shirkado caalami ah u kiraysatay sidii ay uga caawin lahaayeen, si loo gaaro mowqifkeeda ku aaddan heshiiska kama dambaysta ah ee Ethiopia.Sida ay daabacday warbaahinta laga leeyahay dalka Germany ee DW oo soo xiganaysa ilo xog ogaal ah oo u dhuun daloola Gobaladda Waqooyi, ayaa sheegtay in koox farsamo oo uu magacaabay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ay u gudbiyeen talooyinkii ay ku heshiiyeen Itoobiya.Kooxda, oo ay ku jiraan shirkadaha caalamiga ah ee qawaaniinta gaarka ah…

Kenya ayaa ka baxday dacwadii badda

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay ka baxayso muranka badda Soomaaliya ee Kenya, ilo diblomaasiyadeed ayaa u sheegay Axadle. Sannadkii 2019, kiiska laba jeer ayaa dib loo dhigay waxayna Nairobi ku guuleysatay inay mar saddexaad dib u dhigto bishii Maarso 2020, laakiin maxkamadda ayaa diiday inay mar afraad dib u dhigto sannadkan, taas oo dhinacyada siisay fursad isku mid ah oo u oggolaan karta labadaba. in lagu soo bandhigo cadeymo la taaban karo madal kasta. Maxkamadda ICJ ayaa usbuucii la soo dhaafay soo saartay…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More