Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Guddiga gaadiidlayda gobolka Banaadir oo lagu eedaynayo in
Maamulka gobolka Banaadir ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku kala diray guddiga iskaashatooyinka gaadiidlayda gobolka Banaadir ka dib markii lagu eedeeyey in ay ku milmeen waxa loogu yeero argagixisada.
Afhayeenka Gobolka Banaadir Saalax Cumar Xasan Saalax dheere oo warbaahinta kula hadlay magaaladda Muqdisho ayaa sheegay in guddiga Iskaashatooyinka gaadiidlayda Gobolka Banaadir ay ku milmeen Al Shabaab sida uu hadalka u dhigay.
Saalax Dheere oo aan shirkiisa jaraa’id…
Kenya oo waysay lacag dhan 4.64 bilyan oo ay ku raadinaysay
Dowladda Kenya ayaa Midowga Yurub iyo daneeyeyaasha kale waxa ay ka heshaa lacagta ay ku qaadato ciidamadeeda Soomaaliya kula dagaalamaya Al-Shabaab, sidda ay warsiday bogga afka dheer ee Business Daily.
Inkasta oo dib u dhac uu ku yimid, kharashkan waxa ay ahayd in la bixiyo June, 2020. Sidda ay muujineyso xogta, lacagtan dhan 4.64 bilyan oo lacagta Kenyaanka ah ayaa waxaa ku jirta sarre u kac todoba boqolkiiba ah.
Bixinta ayaa meesha ka saartey walaacii ahaa in dhaqaalaha loo yareyn doono sabab la xiriirta aafada ama…
Ku dhawaad 3.5 Milyan oo Haween ah oo kacabanaya Internet
Donatella Melis, waxaan ahay shaqaale mas'uul ka ah aagga suuqgeynta shirkad softerhouse ah oo xafiiskeedu ku yaal xarun ganacsi oo ku taal bartamaha magaalada Milan, waa qofka kaliya ee ka mid ah 10 shaqaale ee ka shaqeeya xafiiska tan iyo markii cudurka dilaaga ah ee coronavirus uu ka dilaacay, Milan, Italy, 24 Febraayo 2020.
Xog baaris la sameeyay waxaa lagu ogaaday in dalka Talyaaniga haweenku aysan guryahooda ku helin isticmaalka adeegga Internet-ka oo sahla xiriirka baraha…
Taliye Xijaar oo xil badal iyo magacaabis ku sameeyay
Warqad kasoo baxday Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar waxaa isbadal lagu sameeyay saraakiil, ku xigeenno iyo xubno kale oo katirsan qaybta Booliiska.
Taliye Xijaar ayaa sheegay in iyada oo la eegayo danta shaqada & baahida loo qabo in la dhameystiro howlaha adeegyada Booliiska lagu magacaabay saraakiisha oo ku hor qoran meelaha loo xilsaaray.
Hoggaanka Ciidanka, Maaliyadda & Saadka ayaa warqadda lagu faray in ay ka gutaan…
Ehelka Dadka uu Trump u diiday Degenaashaha Mareykanka oo
Hogaamiyaha Mareykanka Donald Trump oo lagu xusuusto tallaabooyin go’aanno adag ku dheehan oo uu qaatay mudada uu xafiiska joogo ayaa haatan wajahaya loolan doorasho oo uu markale ku raadinayo hanashada 4-sano oo kale.
Dadka Mareykanka ayaa ku kala qaybsan go’aamada uu qaatay Hogaamiyaha, qaarkood ayaa ku taageersan oo waxa ay ku tilmaameen in ay xal u yihiin dalka, halka qaar kale ay qabaan in dhibaato ku tahay dadka iyo sumcadda mareykanka.
Caqabadda ugu weyn ee uu wajahayo…
Jowhar oo la geynayo Ciidamo dheeraad ah si loo adkeeyo
Wasiirka Amniga DG Hir-Shabeelle Maxamed Cabdiraxmaan khayre ayaa kulan looga xaajoonayay sugidda ammaanka deegaannada Hir-Shabeelle la yeeshay saraakiil ka kala tirsan QM, AMISOM & Militariga DFS.
Kulankaan oo ka dhacay Magaalada Jowhar waxaa lagu soo bandhigay culeyska Doorashooyinka waqti ahaan isku beegan ee lagu dhimasho maamulka Hir-Shabeelle oo muddo xileedkiisu dhamaaday & tan lagu soo dooranayo Kuraasta Xildhibaannada iyo Senatarada Aqalka Sare BFS.
Hoggaanka…
Australia oo Mareykanka la gashay heshiis ogolaanaya dib u
A view of facilities at the Manus Island Regional Processing Facility in Papua New Guinea in 2012. For years, the facility has been used to indefinitely detain asylum-seekers; Australia and Papua New Guinea have now agreed to close it.
Dowladda Australia ayaa dib usoo cusbooneysiisay heshiis dalkaas looga qaadayo Qaxooti doonaya in ay degenaashiyo ka helaan dalka Mareykanka oo kasoo kala jeeda dalal kala duwan oo caalamka ah.
Australia ayaa dhaqaale ku siiso waddamada deriska ah…
Hogaamiye Lafta gareen oo maanta furaya kalfadhiga labaad
Magaalada Baydhabo xarunta KMG ah ee DG Koofur Galbeed waxaa maanta ka furmaya kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka 2-aad oo waayihii dambe ku maqnaa fasax, kadib markii uu soo dhamaaday fadhigii 1-aad.
Baydhabo waxaa ku sugan wufuud kala duwan oo lagu casuumay ka qaybgalka furitaanka kalfadhiga waxaana kamid ah Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka BFS Xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari & xubno kale.
Hogaamiyaha DG KGS Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa furaya…
“Dadka waa in la hubiyaa balse ma ahan in la dhibo” Taliye
Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Xijaar oo uu wehliyo Taliyaha qaybta guud ee Booliiska Soomaaliyeeed Gen. Saadaq Cumar Maxamed ayaa xalay Muqdisho ka sameeyay Socdaal u kuurgelid amni ah.
Saraakiishaan ayaa cagta marisay Degmooyin dhowr ah oo kala ah Howlwadaag, Yaaqshiid, Hiliwaa, Warta nabadda, Hodan kaaraan & Kaxda oo dhamaan baro kontorool ay ku leeyihiin ciidamada Booliiska Soomaaliya.
Gen. Cabdi Xasan Xijaar Taliyaha Ciidamada Booliiska…
the balance of the voting day
In Guinea, the polling stations for the presidential election were to close on Sunday, October 18 at 18 local time. Outgoing President Alpha Condé, 82, is seeking a third term following the controversial adoption of a new constitution. In all, nearly 5.5 million voters were called to the polls to choose from among the twelve candidates.…