NISA oo howlgal uga jawaabtay weerar lagu qaaday xarun ay ku leedahay Gobolka Hiiraan!
Al-Shabaab ayaa weerartay Bar kontorool oo Ciidamada Nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ku leeyihiin Deegaanka Ceel-jaalle Duleedka Magaalada Baladweyne Xarunta Gobolka Hiiraan.
Goobta la weeraray waxaa lagu hubiyaa gaadiidka iyo dadka gudaha u galaya Magaalada Baladweyne iyo kuwa ka baxaya, waana barta NISA ay kala socoto dhaq-dhaqaaqa Xarunta Gobolka Hiiraan.
Ciidamada Nabadsugidda ayaa sameeyay howlgal jawaab u ah weerarka Al-Shabaab, waxa ay gacanta ku dhigeen…