Xussein Qayaad: “Dawlad deegaanka Soomaalida waxay ku jirtaa abaar,
Xuseen Qayaad Gadiid oo ka mid ah odayaasha deegaanka Maiso ee gobolka Sitti ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegay in abaaraha ka jira deegaanadooda ay u dheer tahay dhibaatooyin caafimaad sida shuban biyoodka oo ka dilaacay degmooyinka qaar.
Qayaad ayaa BBC-da u sheegay in Geella ay u dhimanayaan abaar dhulka ka jirta, halka dadka deegaanka ay soo martay isbadal dhanka caloosha ah qaarna ay la ildaran yihiin shuban biyoodka.
Dadku waa xoolo dhaqato, geelii ugu adkaysi badnaa ayaa dhimanaya ari iyo lo'da iska…