Shaxda Rasmiga Ah Ee Barcelona vs Real Valladolid – Koeman Oo Hubkii
Ronald Koeman ayaa hubkiisa ugu culus lasoo shir tegay kulanka ay kooxdiisu ku qaabbilayso Real Valladolid, waxaanu kusoo bilaabay kabtan Lionel Messi oo hoggaaminaya shax ka kooban 3-4-3.Barcelona ayaa ku ciyaaraysa qaab weerar ah, si ay guusha kulankan u hesho, taas oo u xaqiijin karta in ay kaalinta labaad ee horyaalka kala baxayaan Real Madrid, halka markaana hal dhibic kaliya u jirsato Atletico Madrid oo horyaalka hoggaaminaysa.Tababare Ronald Koeman ayay kooxdiisu guulo xidhiidh ah kusoo jirtay bilihii ugu dambeeyey,…