HORDHAC: Real Madrid vs Liverpool – Zidane Iyo Klopp Oo Madaxa Iskula
Laba kamida kooxaha ugu guulaha badan taariikhda UEFA Champions League ayaa caawa fooda is-daraya marka ay Real Madrid garoonkeeda Alfredo Di Stefano kusoo dhawaynayso dhigeeda Liverpool kulanka lugta hore ee wareega siddeed dhammaadka tartankaas.Madrid oo 13 jeer kusoo guuleysatay koobka ayaa isku dayi doonta inay caawa natiijo faa’ido ah kasii hesho Liverpool kahor kulanka lugta labaad ee 14-ka bishan ka dhacaya Anfield.WARARKA LABADA KOOXOOD EE KULANKA KAHORReal Madrid ayaa uu kulankan ka maqan yahay kabtankeeda ahna…