Sarkaal ka tirsan xisbiga mucaaradka oo lagu dilay Muqdisho – Axadle
Muqdisho (Axadle) - Wararka naga soo gaaraya Caasimadda Muqdisho ayaa sheegaya in xubin ka tirsan xisbiga DAN-QARAN oo uu hogaaminayo Musharax Daahir Geelle lagu dilay gurigiisa oo ku yaala degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.
Bayaan ka soo baxay xisbiga Daahir Geelle ayaa lagu sheegay in Aweys Cumar Cumar Salaad oo ka tirsanaa ciidanka Asluubta Soomaaliya kana mid ahaa xisbiga…