Waakan Halka Boos Ee Ay Xoojintiisa Muhiimada Koowaad Siinayso
Kooxda Barcelona ayaa lagu soo warramayaa inay inta ka hadhsan suuqa xagaagan muhiimada koowaad siin doonto saxeexa khad dhexe kaddib markii ay Georginio Wijnaldum u weyday dhigeeda Paris Saint-Germain oo uu si rasmi ah ugu biiray.Tababare Ronald Koeman ayaa ka warqaba in booskaasi uu yahay mid aad muhiim ugu ah kooxdiisa isaga oo ka baqaya inuu si xad dhaaf ah u isticmaalo Pedri oo da’ ahaan aad u yar sidoo kalena haatan ugu soo bilawda xulka Spain tartanka Euro 2020.Marka si rasmi ah loo dhammaystiro saxeexa Memphis Depay…