Yaa ka dambeeya amni darrada ka jirta Caasimadda Muqdisho? – …

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Caasimadda Muqdisho, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo xalay ka qeyb-galay munaasabad lagu xusayey 1-da Luulyo ayaa ka hadlay xaaladda ammaanka ee Axadle. Cumar Filish ayaa shaaca ka qaaday in maalmihii lasoo dhaafay ay sii kordhayeen falal liddi ku ah amniga ee ka dhacaya Caasimadda Muqdisho, wuxuuna tilmaamay inay soo kordheen qaraxyo joogto ah, dilal qorsheysan oo si…

Lytton: the most well liked metropolis on this planet

Lytton: the hottest city in the world CANADA - The world is so different that people sleep and wake up at different times due to changing time zones, something we cannot change. Some of these things are so unique that people keep wondering about the circumstances behind them. A few days ago, the city of Lytton, British Columbia, Canada officially became the hottest city in the world. On…

RASMI: Lionel Messi Oo Xalay Saqdii Dhexe Ka Tegay Barcelona & Xogta

Lionel Messi ayaa xalay saqdii dhexe ka tegay Barcelona, isla markaana noqday ciyaartoy xor ah. Xaaladdan ayaa noqotay mid aanay taageereyaasha Barelona waligood ku riyoonin in ay dhacayso, mana doonayaan in ay akhriyaan xaqiiqada noocan ah iyo wararka ku saabsan bixitaanka Messi.Markii ay xalay saqdii dhexe saacaddu taariikhdu isbeddeshay ee ay bilaabatay July 1, heshiiskii uu Lionel Messi kula jiray ayaa si rasmi ah u dhamaaday, waxaanu si rasmi ah uga baxay liiska ciyaartoyda Barcelona.34 jirkan ayaa si rasmi ah u noqday…

Sylvain N’guessan: on the Ivory Coast, “Laurent

Two weeks after the return of Laurent Gbagbo, several questions arise. Why is the former Ivorian president's first step in seeking a divorce from Simone Gbagbo? Why does he say he is a "soldier of attention"? Will Laurent Gbagbo return to try to win the 2025 presidential election or to prepare for the legacy of the Ivorian Popular Front, the party he created 39 years ago? Sylvain N'guessan is a political analyst and head of the Abidjan Strategy Institute. Online from the Ivory Coast, he answers questions from…

AKHRISO: Lambarka Uu Jadon Sancho U Xidhanayo Manchester United &

Manchester United ayaa £72.6 Milyan oo Gini kula soo wareegaysa xiddiga reer England ee Jadon Sancho oo Old Trafford soo gaadhi doona marka uu dhamaado tartanka qaramada Yurub ee xulkiisa uu kala qaybgelayo.Borussia Dortmund iyo Manchester United ayaa xalay fiidkii heshiiska ka gaadhay iibka Jadon Sancho oo ugu dambayntii ay Red Devils ku guuleysanayso saxeexiisa kaddib 12 bilood oo ay ku raad-joogtay.21 jirkan ayaa loo diyaariyey halka uu ku marayo tijaabada caafimaadka, kaddibna waxa uu qalinka ku duugi doonaa heshiis shan…

Xog: DF oo dhexda u gashay qorshihii Sheekh Shariif ee ku aa…

Muqdisho (Axadle) – Sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, waxaa la filayaa in dhowaan dowladda Soomaaliya ay guddi u dirto magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, kuwaasoo ka shaqeeya sidii loo xalin lahaa cabashada ay maamulka HirShabelle ka qabaan beesha Xawaadle. Wafdigan la dirayo ayaa qeyb ka ah qorshe ay dowladda uga hortageyso olole uu waday Sheekh Shariif oo ku…

ABIY AHMED oo sabab yaab leh u yeelay qabsashada ciidanka

Addis Ababa (Axadle) – Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa xaqiijiyey in ciidamada dowladda ay ka baxeen magaalada Mekelle ee Axadle gobolka Tigray, isaga oo sheegay in sababta ay tahay in magaaladaas aysan hadda kadib aheyn “muhiimadda dagaalka”. “Markii aan galnay Mekelle toddoba ama sideed bil kahor, waxaan u sameynay sababtoo ah waxay aheyd muhiimadda iyo xudunta dagaalka,” ayuu Abiy u sheegay warbaahinta dowladda, oo muuqaalkiisa baahisay Arbacadii. “Waxay aheyd xarunta dowladda. Xarunta kheyraadka la ogyahay…

James Swan oo soo saaray farriin ku socota Soomaalida – Caas…

Muqdisho (Axadle) – Wakiilka Gaarka ee Xoghayaha-Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan ayaa dadka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey sanadguurada madaxbanaanida dalkooda, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiskiisa. Maanta oo kale, kow iyo lixdan sano kahor, dadka Soomaaliyeed waxa ay hanteen dalkooda oo xor ah oo madax bannaan iyaga oo isu xilsaaray dhisidda qaran nabad iyo barwaaqo ah oo ku dhisan midnimo, sinnaan iyo…

President Kenyatta in Paris to talk about

Emmanuel Macron paid a historic visit to Nairobi in March 2019, the first by a French president since Kenya's independence. Uhuru Kenyatta visited Paris in October last year. He is back in France this Thursday for a third bilateral meeting in three years. The opportunity to discuss the development of the Franco-Kenyan partnership that Emmanuel Macron wants to strengthen and the worrying regional…