Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Ciyaartoyga Ku Guuleystay Abaal-marinta Xiddiga Yurub Oo
Abaal-marinta xiddigii ugu wanaagsanaa qaaradda Xili ciyaareedkii dhamaaday ee 2019-20 ayaa lagu dhawaaqayaa daqiiqado kaddib marka la sameeyo isku-aadka tartanka Champions League oo xaflad loogu samaynayo magaalada Geneva ee waddanka Switzerland.Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Manchester City ee Kevin de Bruyne iyo labaga laacib ee Bayern Munich ee Robert Lewandowski iyo Manuel Neuer ayaa iskugu soo hadhay saddexda boos ee ugu dambeeya abaal-marintan, waxaana si buuxda loogu dhowaaqi doonaa midkooda ku guuleystay marka…
Xulka Qaranka England Ee Kulamada Aadag Ee UEFA Nations
Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa shaaciyey liiska ciyaartoyda xulka qarankiisa ee kulamada aadka u adag ee UEFA Nations League ee toddobaadka, waxaana uu u yeedhay ciyaartooyo cusub ku xulka oo aan hore ugu dheelin, halka uu kuwo kalena ka reebay.
Southgate ayaa xulka dib ugu soo celiyey kabtan Harry Maguire oo hore looga saaray markii uu dagaal ku galay waddanka Giriigga bishii hore, isla markaana seegay kulamadii qarankiisa ee September. Sidoo kale, gool-dhaliyaha layaabka leh ee Dominic…
Barcelona Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqday Saxeexii La Sugayay
Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa si rasmi ah ugu shaacisay saxeexeeda cusub ee Sergino Dest oo ay kala soo wareegtay Ajax, kaas oo ay kaga soo adkaatay Bayern Munich oo kula tartamaysay.Sergino Dest oo u dhashay waddanka Maraykanka ayay Barcelona kusoo iibsatay 21 milyan oo Euro iyo 5 milyan oo Euro oo kale oo dheeraad ah oo ku xidhan bandhiggiisa iyo guulaha uu la gaadho, taas oo qiimihiisa gaadhsiin doonta illaa 26 milyan oo Euro.Laacibkan ayaa qalinka ku duugay heshiis shan sannadood ah oo socon doona illaa June 2025,…
Saddex Xiddig Oo Ka Dhaawacan Man United, Kabtan Maguire Iyo
Manchester United ayaa sugaysa kulanka ay usbuuc dhammaadka la ciyaarayso dhigeeda Tottenham ee ka tirsan horyaalka Premier League iyadoo ay jiraan xiddigo sababo dhaawac muran loo gelinayo ka qayb galkooda ciyaartaas.Man United ayaa soo dhawayn doona Spurs oo uu hoggaaminayo tababarahoodii hore ee Jose Mourinho kaas oo ay hadalo xoogan dhawaan saxaafada isu marinayeen macalin Ole Gunnar Solskjaer.Man United ayaa qaab isku dhafan kusoo bilaabatay xilli ciyaareedkan kaddib markii ay kulankoodii ugu horreeyay guuldarro kala…
Waa Kuwan LABADA Caqabadood Ee Xalkooda Laga Sugayo Arsenal
Kooxda ree London ee Arsenal ayay jiraan laba shaqo oo u yaala lagana sugayo inay xaliso haddiiba ay doonayso inay samayso saxeexa riyada u ah tababare Mikel Arteta ee Houssem Aouar oo kooxda ree France ee Lyon ka tirsan.Arsenal ayaan u muuqan mid shan saxeex ku dhammaysan karta gudaha suuqan maadaama oo Aouar uu muhiimadooda koowaad noqday hadda oo ay isaga ka doorbidayaan Thomas Partey oo Atletico Madrid qayb ka ah.Arsenal ayaa qaab wanaagsan ku bilaabatay xilli ciyaareedkan horyaalka Premier League ilaa ay guuldarro 3-1…
Weeraryahan Sheegay Inuu Ku Biirista Man United Doonayo,
Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu. Idilkiinba salaan dhamaan akhristayaasha sharaftalahow kuna soo dhawaada barnaamijkeenii sida maalin laha ahaa aanu idiinku soo gudbin jirnay waxyaabaha ay wargaysyada yurub ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda xagaaga ayaa si rasmi ah u furan waxayna koox kastaaba haysataa fursada ay ku samayn karto saxiixyo cusub oo ay xili ciyaareedka cusub kooxdeeda ugu soo xoojin karto.Kooxaha qaar ayaa haddaba bilaabay in ay saxiixyo muhiim ah sameeyaan…
Sida Afarta Dheri Loogu Kala Jiro, Group-yada Dhimashada Ee
Waxa ay u muuqataa inay shalay uun ahayd markii ay daawanaynay Bayern Munich oo koobka UEFA Champions League ku dhex qaadaysay magaalada Lisbon balse isku aadka wareega Group-yada ee tartankaas ayaa maanta oo Khamiis ah dhacaya.Salaasadii iyo Arbcadii ayay ciyaareen kooxihii ugu dambeeyay ee isreeb-reebka u galayay tartankaas ka qayb galkiisa waxaana haatan la ogyahay kooxaha 32-ka ah ee gaadhay wareega Group-yada.Isku aadyada Champions League iyo Europe League ayaa la filayay inay Greece ka qabsoomi doonaan balse waxa loo…
“Waxaad Ka Tagaysaa Koox Weyn Oo Ka Weyn Man City” –
Tababaraha kooxda ree Portugal ee SL Benfica ee Jorge Jesus ayaa farriin cajiib ah u diray daafaca dhexe ee ay kooxdiisu ka iibisay Manchester City ee Ruben Dias xilli uu u muuqday mid quudhsaday kooxda Premier League.Jesus oo lagu yaqaano inuu waxkasta uga hadlo si daacad ah oo toos ah ayaa quudhsi aysan jeclaysan doonin ka yidhi Manchester City xilli uu Dias macasalaameyn qiiro leh kaga tagay kooxdiisa.Xilli ay dhammaan ciyaaryahanada Benfica iskugu soo urureen qolka labiska ee kooxdooda, Jorge Jesus ayaa amaanay 23 sano…
Dhaq-Dhaqaaqa Suuqa Ee Man United Oo Halkiisa Kasii Socda &
Manchester United oo u muuqata mid doonaysa inay maalmaha ugu dambeeya ee gudaha suuqa xagaagan ka qabsato wixii ay ka qabsan kari weyday intiisii hore ayaa dalab ka gudbisay garabka weerar ee kooxda Fiorentina ee Federico Chiesa.Madaxda sarre ee Old Trafford ayaa wali doonaya inay Jadon Sancho kala soo saxeexdaan Borussia Dortmund kahor xidhitaanka suuqa laakiin Borussia Dortmund ayaa ku dhagan qiimaha 108 Milyan ee Pound ah ee ay ku doonayso.Iyadoo ay kaliya shan maalmood ka hadheen suuqa kala iibsiga, Ole Gunnar Solskjaer…
Qori Tuurka Wareega Group-yada Champions League Oo Maanta La
Goormaa ayaa la qabanayaa isku aadka wareega group-yada Champions League?Isku aadka wareega group-yada Champions League waxaa la qabanayaa maanta oo Khamiis ah saacada geeska Afrika marka ay tahay 6pm waxaa lagu qaban doonaa magaalada Nyon ee dalka Switzerland, shabakada Laacib ayaa si toos ah idiin kugu soo gudbin doona isku aadka haddii uu Eebe idmo.Waa Kuwee kooxaha ka qeyb galaya isku aadka?Spain (4): Real Madrid, Barcelona, Atlético de Madrid, SevillaEngland (4): Liverpool, Manchester City, Manchester United,…