Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

“Isaga Waxba Kama Qaban Kartid, Bini-Aadanimo Maaha Sida…..”

Da’yarka daafaca midig ee kooxda Liverpool ee Trent Alexander Arnold ayaa ka faalooday sida uu ugu dhibtooday garabka weerar ee kooxda Wolves ee Adama Traore.Alexander-Arnold ayaa ah mid kamida daafacyada ugu wanaagsan booskiisa dunida kubadda cagta balse waxa uu qirtay sida ay u adagtahay in laga hortago Traore oo caan ku ah xawaarihiisa aadka u sarreeya.Labada xiddig ayaa saddex jeer iska horyimid, walow ay Liverpool garaacday Wolves dhammaan kulamadaas Alexander Arnold ayaa sheegay inaysan gabi ahaanba jirin wax laga…

FIFA Oo Liverpool Siinaysa Lacag Magdhow Ah Kaddib Dhaawacii

Xidhiidhka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa bixinaya lacag magdhow ah oo la siinayo kooxda kubadda cagta Liverpool kaddib markii uu kulamada caalamiga ah kaga dhaawacmay difaaceeda Joe Gomez.Liverpool argagax ka qaadday dhaawac halis ah oo soo gaadhay Gomez, xilli uu bil ka hor garoomada macasalaameeyey Virgil van Dijk oo xili ciyaareedka oo dhan maqnaanaya.23 jirkan ayaa jilibka lagaga sameeyey qalliin, waxaana la sheegayaa in muddada ugu yar ee uu maqnaan doono ay noqonayso lix bilood taas oo ka dhigan in xili…

SHANTA Weeraryahan Ee Ugu Wanaagsanaa Taariikhda Horyaalka

Halyeygii Manchester United ee Andrew Cole  ayaa lasoo baxay shantii weeraryahan ee ugu wanaagsanaa taariikhda horyaalka Premier League, waxaanu liiskan ka reebay magaciisa, inkasta oo uu soo dhaliyey 187 gool muddadii uu ka ciyaarayay Premier League.Cole ayaa waqtigiisii ugu wanaagsanaa waxa uu kusoo qaatay kooxaha Newcastle United iyo Manchester United, waxaanu sidoo kale waqtiyo kusoo qaatay Blackburn Rovers, Fulham iyo Manchester City.Liiska ciyaartoyda ugu goolasha badan taariikhda Premier League ayuu kaga jiraa…

Dhakhtarka Gacanta Ku Haya Caafimaadka Mohamed Salah Oo Ka

Xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah waxa ka muuqda calaamado yaryar oo xanuunka Korona Fayraska ah, sida uu sheegay dhakhtarka xulka qaranka Masar.28 jirkan ayaa lagu qasbay inuu karantiil ku galo waddankiisa kaddib markii uu xanuunku ku dhacay xilli uu ka qayb  galayay xafladda arooska walaalkii, waxaanu Masar sii joogi doonaa illaa  inta uu dhamaysanayo Karantiilka ee baadhitaan kale lagu samaynayo.Laaacibkan ayaa seegi doona kulanka kooxdiisa Liverpool ay Axadda toddobaadka dambe martida u noqon doonto Leicester City. Waxa…

Guardiola, Mourinho, Wenger – Tababareyaashii Lacagta Ugu

Tababareyaasha lacagta ugu badan suuqa geliyey sannadihii tobanka ahaa ee ugu dambeeyey ayaa lasoo bandhigay, waxaana hormood u ah macallimiinta ugu waaweyn ee lagu tilmaamo inay yihiin kuwa ugu guulaha badan.Zinedine Zidane oo shantii sannadood ee ugu dambeeyey koobabka ugu badan kusoo guuleystay, isla markaana gacanta ku dhigay saddex Champions League, laba horyaalka LaLiga, FIFA Club World Cup iyo koobab kale oo maxalli iyo Yurub ah ayaan ku jirin liiska tababareyaasha lacagta badan isticmaalay.Suuqa iibka ciyaartoyda…

Tababaraha Xulka Qaranka England Oo La Ogaaday Inuu Ku

Tababaraha xulka qaranka England ayaa la sheegay in bishii hore uu ku dhacay xanuunka Korona Fayras, isla markaana ay ka muuqdeen astaamaha lagu garto, balse haddana aan loo sheegin ciyaartoyda xulka qarankan.50 jirkan ayaa toban maalmood ku jiray karantiil shaqsi ah, waxaana kaliya xaaladdiisa la socday xidhiidhka kubadda cagta.Sida la fahamsan yahay, tababaraha ayaa dib ugu soo laabtay shaqada markii ay ka baaba’een calaamadaha xanuunka, isla markaana uu dhamaystay waqtigii caadiga ahaa ee loogu talo-galay inuu karantiilka…

Rikoodh Jabiye Sergio Ramos Oo Labo Rigoore Qasaariyay &

Weeraryahanka Spain Gerard Moreno oo bedel ku soo galay ayaa Spain u dhaliyay gool kulankii ay barbaraha 1-1 la galeen xulka Switzerland ee koobka UEFA Nations League.Sergio Ramos oo noqday xiddigii ugu safashada badnaa xulalka Yurub isagoo jabiyay rikoodhkii halyeeyga Talyaaniga Gigi Buffon isagoo saftay kulankiisii 177aad.Xulka Switzerland oo marti loo ahaa ayaa goolka ku hormaray markii uu shabaqa u soo taabtay qeybtii hore ee ciyaarta Remo Freuler, laakiin Spain ayaa u muuqata mid barbareyneysa markii rigoore loo dhigay…

France Oo Dubatay Portugal Una Soo Gudubtay Ciyaaraha Kama

France ayaa u soo baxday ciyaaraha kama danbeysta UEFA Nations League ee 2021 ka dib guul 1-0 oo ay ka gaareen xulka difaacanaya koobkaan ee Portugal oo marti loogu ahaa magaalada Lisbon.Xulka martida ahaa ayaa gacan sareeyay qeybtii hore iyadoo goolhaye Rui Patricio uu labo jeer fursado waa weyn ka beeniyay weeraryahan Anthony Martial.Portugal ayaa iyaguba hogaanka u qaban karay ciyaarta daqiiqadii ugu danbeysay ee qeybtii hore ee ciyaarta markii Cristiano Ronaldo uu kubad madax ah ku sigay goolka.N’Golo Kante ayaa u…

50kii Goolhaye Ee Taariikhda Kubadda Cagta Ugu Wanaagsanaa

Goolhayaha Juventus iyo xulka qaranka Talyaaniga ee Gianluigi Buffon ayaa loo doortay goolhayihii ugu wanaagsanaa taariikhda kubadda cagta abid, sida ay taageereyaasha kubadda cagtu cod ku go’aamiyeen.Halyeygan Talyaaniga ee 42 jirka ah ayaa meel iska dhigay goolhayeyaashii hore ee Manchester United iyo Real Madrid ee Peter Schmeichel iyo Iker Casillas oo waqtiyada qaarkood ay garoomada iyo guulahaba ku xafiiltami jireen.Buffon ayaa xulka qaranka Talyaaniga kula guuleystay Koobkii Adduunka ee 2006kii, waxaana heerka kooxeed…

Natiijada Baadhitaankii COVID-19 Ee Luka Modric Oo Lasoo

Xiddiga Real Madrid ee Luka Modric ayaa laga baadhay xanuunka Korona Fayras kaddib markii uu fayraskani ku dhacay saaxiibkii Domagoj Vida oo la isku beddelay ciyaartii saaxiibtinimo ee waddanka Turkey, taas oo waqtigii nasashada la ogaaday inuu Vida qabay xanuunkan.Modric oo qaybtii hore kaydka ku jiray ayaa beddel kusoo galay ciyaarta, waxaanay taasi shaki weyn ku abuurtay Real Madrid oo si dhow ula socotay haddii laacibkan la beddelay uu taabasho la sameeyey, isla markaana ka qaaday xanuunka.Arrintan oo dhacday Arbacadii…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More