Ma waxaad la joogtaa Arsenal? Tababaraha Gunners Unai Emery
Tababarihii hore ee kooxda Arsenal Unai Emery ayaa rikoor cusub u dhigay kooxda reer Spain xilli ay kooxdiisii hore marayso wakhti adag.…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Tababarihii hore ee kooxda Arsenal Unai Emery ayaa rikoor cusub u dhigay kooxda reer Spain xilli ay kooxdiisii hore marayso wakhti adag.…
Kooxda difaacaneysa Premier League ee hore Liverpool ayaa umuuqata inay heshay saxiixooda ugu horeeya bisha Janaayo iyadoo ay jiraan warar sheegaya in…
Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa soo saaray warar sheegaya in Arsenal ay ceyrin karto Mikel Arteta, kaasoo la shaqeynayay Blues seddex…
Real Madrid ayaa hubin doonta inay sii dheereysato guulaheeda xiriirka ah ee lix tartamada oo dhan marka ay martigeliso Granada wareega 15aad…
Laba ka mid ah kooxaha ugu fiican Premier League ayaa caawa ku tartamaya garoonka Goodison Park marka ay Everton martigaliso Manchester United…
Lionel Messi ayaa dhaliyay goolkiisii 644-aad ee kooxda Barcelona isaga oo dhaafay rikoodhkii waqtiga dheer ee Pele ee ahaa goolasha ugu badan…
Fiorentina ayaa 3-0 ku garaacday Juventus markii kooxda martida loo ahaa ay la kulantay guuldaradoodii ugu horeysay ee xilli ciyaareedkaan, iyagoo 7…
Manchester City ayaa u soo baxday semi-finalka Carabao Cup ka dib markii ay 4-1 ku xaaqeen Arsenal kulankii ka dhacay Emirates Stadium,…
Tababaraha kooxda Barcelona Ronald Koeman ayaa isbadal badan ku sameeyay kulanka caawa ay la ciyaarayaan kooxda Real Valladolid. Kadib barbarihii ka dhacay…
Xiddigii hore ee Manchester United iyo Arsenal Henrikh Mkhitaryan ayaa ah ciyaaryahanka khadka dhexe ee ugu fiican Yurub, sida lagu sheegay xog…
Tababarayaasha Mikel Arteta iyo Pep Guardiola ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka wareega 8 dhamaadka Carabao Cup ee ka dhici…