Browsing Category

Sports

Lionel Messi’s teammates queue to have photos with the Barça star

How do you know when you're the best football player in the world? It's probably when your own teammates queue one by one to get their picture with you and a trophy, right?Barcelona won their first trophy in the Joan Laporta era on Saturday night and hammered Athletic Club 4-0 in the Copa del Rey final. Lionel Messi was in unstoppable form, dazzling in the first half and scored two wonderful goals in the second.When did the youngsters from Barça want to immortalize the victory with Messi ?? # lequipeFOOT #AthleticBarca…

DAAWO Video: Wajiga Ayuu Kaga Istaagay Lamana Ciqaabin – Jamaahiirta

Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Manchester City ee Fernandinho ayaa ku kacay dhaqan-xumo kulankii xalay ay Chelsea kaga reebtay tartanka FA Cup oo marayey semi-final.Man City iyo Chelsea ayaa semi-finalka FA Cup ku wada ciyaaray garoonka qaranka ee Wembley, waxaana 1-0 ay guushu ku raacay Chelsea oo u gudubtay finalka oo ay la ciyaaari doonto Southampton ama Leicester City oo maanta wada ciyaaraya midkooda soo gudba.Intii ay socotay qaybta hore ee ciyaartii labadan kooxood, waxa dhacday arrin lama filaan ku noqotay…

“Ma Waxay Idinla Tahay In Aanaan Dareen Badan Siinin Ciyaartan?

Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka jawaabay eedaymo loo jeediyey oo ahaa in aanu tixgelintii iyo ixtiraamkii uu mudnaa siinin tartanka FA Cup, kaddib markii uu fadhiisiyey dersin ka mid ah ciyaartoydii kulankii Borussia Dortmund ee Champions.Pep Guardiola ayaa siddeed beddel ku sameeyey safkii uu kula ciyaaray Borussia Dortmund halka uu Thomas Tuchel uu saddex beddel oo kaliya ku sameeyey safkii uu ku waajahay FC Porto, iyadoo saddexdan laacib ee uu keenayna ay ahaayeen kuwo sii xoojiyey…

Muxuu Sameeyey Thiago Silva Markii La Beddelay Kulankii Ay Man City Ku

Kulankii ay xalay Chelsea 1-0 kaga badisay Manchester City ee semi-finalka FA Cup, uguna gudubtay finalka, waxa arrin cajiib ah sameeyey difaaca reer Brazil ee Thiago Silva oo dhaawac lagu saaray daqiiqadihii ugu dambeeyey.36 jirkan oo ciyaar tayadeedu sarrayso soo bandhigay, ahaana laacibkii labaad ee ugu fiicnaa ciyaartoyda Chelsea ayaa waxa uu dhamaadkii oo waxyari ka hadhsan yihiin uu is qabtay dhabarka, waxaana dhakhaatiirta oo gargaar u fidiyey kaddib uu si toos ah uga baxay garoonka.Laakiin markii uu ciyaarta ka…

Hordhac: Getafe vs Real Madrid – Zidane Oo Ciyaartooyo La’aani Hayso,

Real Madrid ayaa caawa u safraysa Coliseum Alfonso Perez oo ay kula soo ciyaarayso Getafe, waxaana tababare Zinedine Zidane sugaya imtixaan adag oo ay tahay in uu ka gudbo si uu ugu dagaallami karo horyaalka LaLiga oo ay ku xafiiltamayaan Atletico Madrid iyo Barcelona.Kooxda tababare Zidane oo ku jirta kaalinta labaad ayaa waxay hal dhibic ka hoosaysaa Atletico Madrid oo hoggaanka haysa, halka Getafe ay fadhido kaalinta 15aad oo ay afar dhibcood oo kaliya ka sarrayso khadka cas.Getafe oo saddexdii xilli ciyaareed ee ugu…

Hordhac: Man United vs Burnley – Rikoodhka Kulamadoodii Hore, Old

Manchester United ayaa tallaabo weyn hore ugu qaadaysa sidii ay u diyaarsan lahayd booskeeda Champions League oo ay ugu dhowaan lahayd in ay damaanad ka dhigato marka ay garoonkeeda Old Trafford ku qaabbisho Burnley galabta.United oo ku jirta kaalinta afraad ayaa toddoba dhibcood ka horreysa Leicester City oo kaalinta afraad fadhida, kulankeeda usbuucanna ciyaari doonta Khamiista maadaama ay maanta semi-finalka FA Cup la dheelayso Southampton, waxaanay taasi fursad weyn u tahay Red Devils oo 10 dhibcood ka horreyn…

Barcelona Oo Si Xarago Leh Ugu Guuleysatay Cope adel Rey

Barcelona ayaa xasuuqday Athletic Bilbao oo ay kaga guuleysteen finalka Cope Del Rey xilli goolasha ay yimaadeen qeybta dambe xilli natiijada ay aheyd 4/0Qeybta hore , waxa ay labada koox nasiinada ku aadeen bar bar dhac bilaa goolal ah xilli Barcelona ku sareeyeen maamulka kubadda .Barcelona biloowgii birta ayaa diiday halka ka dibna ay is hor tagaeen daafaca Athletic Bilbao kuwaasi oo si hor taagayay isku dayayBarca waxa ay ku wacnaayeen in kubadda gaarsiiyaan afka hore Athletic Bilbao balse nasiibka ayaa ka maqnaa halka…

Lionel Messi shone in the Copa del Rey’s final victory

It was only fitting that Lionel Messi in what could be his last season with Barcelona lifted the Copa del Rey - King's Cup. The football world only recently recovered from the declining realization that we may never see the great wizard host Real Madrid in El Clasico ever again, and that grief increased when he dismissed a plot in the 2-1 defeat. Another wonderful performance from Messi | Quality Sport Images / Getty ImagesSo the idea that Messi would lose a cup final in what could possibly be his last chance for cutlery at…

Player ratings like La Blaugrana win the Copa del Rey

A Lionel Messi stay and goals from Antoine Griezmann and Frenkie de Jong gave Barcelona a resounding 4-0 victory against Athletic Bilbao in the Copa del Rey final on Saturday night. Ronald Koeman's side settled down quickly and dominated the ball all the time, but due to some heroism from Bilbao goalkeeper Unai Simon, it took them up to the hour limit to bag the opener through Griezmann. Messi broke forward and put the ball to De Jong, before the Dutchman's cut was clinically terminated by 'Grizou' at the nearest post -…

Sheffield United have been rescued from the Premier League

Sheffield United's two-year stay in the Premier League ended on Saturday night, after they were officially moved to the championship after a 1-0 defeat against Wolverhampton Wanderers. The Blades needed to avoid defeat to mathematically keep all hopes of a miraculous escape alive, but a second-half strike from Willian Jose condemned them to their 26th league loss of the campaign. The defeat at Molineux ends our Premier League journey. pic.twitter.com/9PAgBxWcrt- Sheffield United (@SheffieldUnited) April 17, 2021And…