Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Fursadihii Ay Lumiyeen, Fashilka Difaaca, Allan Saint-Maximin Iyo Afar

Gool uu garsooraha oo afka ku haya siidhiga dhamaadka Newcastle United u dhaliyey Joe Willock ayaa sababay in ciyaartii Liverpool iyo Newcastle ay kusoo dhamaato barbarro 1-1.Liverpool ayaa daqiiqaddii saddexaad waxa  hoggaanka u dhiibay Mohamed Salah oo u dhaliyey gool, waxaase ay iska khasaariyeen fursado dahabi ahaa oo ay lumiyeen Diogo Jota iyo Sadio Mane, halka Salah uu isaguna natiijada ciyaarta wax ka beddeli karayay.Goolka Joe Willock oo ayaa yimid daqiiqaddii 90+6, waxaase ka horreeyey gool kale oo uu dhaliyey…

Premier League best Englishmen ever

One of the best things about the Premier League is without a doubt the talents we attract from foreign beaches - so much so that the English we have been lucky enough to see sometimes fly under the radar.Although it is not uncommon for players born in England to test their abilities in some of the other European elite leagues, the majority of them spend most of their playing careers here in the Premier League.With this in mind, 90min has selected the 30 best Englishmen ever to adorn the Premier League and ranked them all the…

Liverpool 1-1 Newcastle: Player Rating

A final equalizer from Joe Willock, shortly after Callum Wilson had ruled out a goal, gave Newcastle a dramatic 1-1 draw with Liverpool, who will remain to rue the number of chances they rejected.The Reds hit the front with just four minutes on the clock, when Mohamed Salah showed incredible control to get a loop ball during his spell before firing a first shot past Martin Dubravka.WHAT A GOAL, MO !!!!!- Liverpool FC (@LFC) April 24, 2021The competition was more like a basketball match than a football match as both sides…

Manchester United vs Leeds United: Classic clashes

The Rose Derby is one of the toughest rivals in English football. Whenever Manchester United and Leeds United cross paths, it is always spectacular, with passionate fans in the stands doing everything they can to give the club the push they need to get them over the line.When I look back through history, there have been fantastic football games between the two sides, but which are the best? Here is a 90 min selection of the best of the best Leeds - Man Utd games over the years. Leeds United 5-1 Man United 19/2/1972 Mick…

Liverpool Oo Barbarro Gashay Kulankii 2aad Oo Xidhiidh Ah,

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa barbarro niyad-jab ah soo hoysay kulankii labaad oo xidhiidh ah, waxaana 1-1 ay ku kala baxeen Newcastle United oo ugu timid garoonka Anfield.Reds oo ciyaartii hore barbarro 1-1 ah la gashay Leeds United oo waqtigii dhamaadka ay u ogolaatay in goolka ay ka dhaliso, ayaa si la mid ah maantana samaysay, waxaana ciyaarta oo maraysa daqiiqaddii 90+6 gool saddexda dhibcood u diiday ka dhaliyey Joseph Willock oo Newcastle ay amaah kaga soo qaadtay Arsenal.Liverpool ayaa la hormartay gool uu…

Liverpool Oo Ka Inkaarsanaysa Barcelona & Xiddiga Mudada Lala

Kooxda difaacanaysa horyaalka Premier League ee Liverpool ayaa lagu soo warramayaa inay isha ku hayso saxeexa weeraryahanka kooxda Lyon ee Memphis Depay kaas oo bar-tilmaameed mudo dheer ah usoo ahaa Barcelona.Memphis Depay ayaa xor noqon doona suuqa xagaaga sanadkan isaga oo heshiiskiisa Lyon uu yahay mid dhacaya 30-ka bisha June, saxeexiisa ayaa la filayaa inay kooxo badani isku dayi doonaan marba haddii qaab bilaash ah lagu helayo isaga oo tayo fiican leh.Barcelona ayaa ahayd mid si joogto ah u doonaysay tan iyo xagaagii…

Man Utd predicted the lineup against Leeds

Manchester United's place in the top four looks like it's pretty safe, even if Ole Gunnar Solskjær's men would be stupid to take their foot off the gas given how unpredictable the Premier League has been this season.The Red Devils go to Leeds on Sunday when the two sides renew their intense rivalry, where Marcelo Bielsa's side potentially begins to dream of a late pressure for European football after their surprising victory against Manchester City a few weeks ago and draws against Liverpool.This is how Solskjaer's side can…

Thomas Tuchel considers Chelsea recall for Tammy Abraham

Chelsea coach Thomas Tuchel is considering bringing Tammy Abraham back to the first team after a number of impressive training performances.The 23-year-old has not played for the Blues in two months and was left out of the squad for the 1-0 FA Cup semi-final against Manchester City at Wembley.Abraham's emigration has largely been due to the fact that Tuchel has chosen to leave him out, although the England international has also been disrupted by an ankle injury.Abraham has had an ankle niggle to contend with | Mike Hewitt…

Maaha Kuwaad Filayso!! – John Terry Oo Tilmaamay Daafaca Cajiibka Ah

Halyeeyga kooxda Chelsea haatana kamida shaqaalaha tababarka kooxda Aston Villa ee John Terry ayaa tilmaamay daafaca aadka u fiican ee horyaalka Premier League ka ciyaara balse aan marnaba helin aqoonsiga iyo amaanta uu u qalmo.Tabababare ku xigeenka Aston Villa ayaa ka dhacay daafaca dhexe ee Jonny Evans kaddib markii uu gool ka dhaliyay West Bromwich Albion dhawaan kulann ay Leicester City 3-0 ku badisay.Kabtankii hore ee xulka qaranka England ayaa amaanta ka haysan waayay Evans isaga oo barihiisa bulshada gaar ahaan barta…

Mason says Spurs are ready for Man City with or without Kane

Tottenham's interim manager Ryan Mason has lifted the theory that his side is a one-man team after news talisman Harry Kane could miss the Carabao Cup final against Manchester City.Spurs are underdogs heading into the show event at Wembley on Sunday, a situation exacerbated by Kane's potential absence.Harry Kane had to go out in the Spurs draw with Everton recently Visionhaus / Getty ImagesThe England striker limped towards the end of Spurs' 2-2 draw with Everton last week and mixed reports have emerged as to whether he will…