Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Mushaharka Ciyaaryahanadda Manchester United Oo La Shaaciyey & Halka Uu

Mushaharka ciyaartoyda Manchester United ayaa la shaaciyey kaddib markii ay kooxdaasi lasoo saxeexatay xiddiga reer England ee Jadon Sancho, kaas oo ku biiraya xiddigaha gunnada ugu badan ay United siiso.Red Devils ayaa shalay shaacisay inay heshiis mabda’ ah la gaadhay Jadon Sancho, sidoo kalena ay kooxdiisa Borussia Dortmund wada gaadheen heshiis ay laacibkan ku kala iibsanayaan oo qiimihiisu yahay £73 milyan oo Gini, taas oo ka dhigaysa ciyaartoygii labaad ee Ingiriis ah ee abid ugu qaalisanaa ee la kala iibsado.Sancho…

Xiddiga Weyn Ee Uu Kylian Mbappe Ka Maseyrsan Yahay Oo La Shaaciyay &

Waxaa la sheegay in Kylian Mbappe inuu si weyn uga maseyrsan yahay Antoine Griezmann oo awood muuqata ku dhex leh xulka qaranka Faransiiska.Waxaa soo baxayay maalmihii ugu danbeeyay warar ku saabsan qoysaska ciyaartoyda Faransiiska oo dagaalamay iyo ciyaartoyda xulka oo garoonka dhexdiisa isku qabqabsaday ka dib markii ay ka hareen tartanka Euro 2020.Xulka heysta Koobka Adduunka ayaa rigoore looga badiyay kulankii Switzerland ee ka dhacay magaalada Bucharest maalintii Isniinta.Waxaa tan iyo markaas soo baxday in hooyada…

De Bruyne starts, Hazard a doubt vs Italy

Kevin De Bruyne is in line to start Belgium's European Championship quarter-final against Italy on Friday night, while teammate Eden Hazard's inclusion will be a "last-minute" decision.The pair were forced off due to injury in the Red Devils' 16 victory over Portugal. De Bruyne was taken off three minutes into the second half with what has now been confirmed as ankle ligaments in bruises after a challenge from Joao Palhinha, while Hazard came off three minutes before full-time with a draw. Two of Belgium's most important…

3 MLS players on Mexico’s Gold Cup list

Mexican national team head coach Tata Martino announced the list of 23 players ahead of the 2021 Gold Cup with three Major League football players. Mexico will compete in Group A in the tournament against Curacao, El Salvador and an opponent determined at the preliminary rounds in Miami from July 2 to July 6. Group A will play all three games in the Dallas Metroplex from July 10 to July 18. Alan Pulido (Sporting Kansas City), Jonathan dos Santos (LA Galaxy) and Efrain Alvarez (LA Galaxy) are the three Major League Soccer…

Varane does not rush over the future

Raphael Varane will not be in a hurry to make a decision about his future, take a holiday after France's exit from Euro 2020 and discuss with the new Real Madrid manager Carlo Ancelotti before deciding on the next move.Varane is Manchester United's top midfielder this summer (we've heard that before), although no agreement has been reached between players and club as the Frenchman is taking the time to consider his options.The 28-year-old revealed earlier in the season that he intends to leave Real Madrid in search of a new…

YAAB: Ciyaartii France Iyo Switzerland Oo La Dalbaday In Lagu Celiyo

Xulka qaranak France mar hore ayay ka hadheen tartanka Euro, waxaana rikoodheyaal ku garaacay Switzerland kulan natiijadiisu lama filaan ahayd marka la eego goolashii ay labada kooxood is-dheeraayeen daqiiqaddii 80aad iyo sida ugu dambayntii dalkii awoodda is-bidayey looga daba yimid ee looga badiyey.Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa waxa la gaadhsiiyey arrin layaableh. In ka badan 240,000 oo codsi oo lagaga dalbanayo in lagu celiyo ciyaartii Faransiiska iyo Switzerland.Taageereyaasha xulka France ayaa dareensan in…

Canada includes 13 MLS players in the Gold Cup list

13 Major League Soccer players have been named to Canada's 23-man list for the 2021 Gold Cup. Canada's coach John Herdman announced the list on Thursday morning with Toronto FC leading the way with three players. Canada will play in Group B of the tournament, along with the United States, Martinique and a third team determined by preliminary stages in Miami from July 2 to July 6. "Concacaf Gold Cup allows Canada to continue to build on momentum from the last six matches in the FIFA World Cup qualifiers," Herdman said in a…

Marco Silva was appointed new manager

Fulham have appointed Marco Silva as their new manager following Scott Parker's departure for Bournemouth. The former Everton, Hull and Watford boss has signed a three-year deal at Craven Cottage and will be tasked with returning the Cottagers to the Premier League for the first time to inquire about their relegation to Championship 2020/21.The club went to its official Twitter account to confirm the news of Silva's appointment on Thursday night.His predecessor Parker was named Bournemouth manager on Monday and joined…

Saxeexyadii La Dhamaystiray Maanta Oo Khamiis Ah, Kuwa Qarka Loo

Dhaqdhaqaaq badan ayaa ka jiray suuqa iibka ciyaartoyda maanta oo Khamiis ahayd, waxaana jiray saxeexyo la dhamaystiray, kuwo si xor dhac ah loo gaadhay iyo warar kale oo xaasaasi ahaa.Qodobbadii ugu waaweynaa suuqa iibka ciyaartoyda maanta ayaanu isha soo marinay, waana kuwan e akhris wanaagsan:RASMI: Manchester United ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay heshiis la gaadhay xiddiga reer England ee Jadon Sancho oo ay 73 milyan oo Gini kaga soo iibsatay Borussia Dortmund.HESHIIS DHAN: Kooxda reer France ee PSG waxay heshiis…

Kane was not sold without Nuno’s blessing

Incoming Tottenham Hotspur boss Nuno Espirito Santo has been informed that he will have the last word on whether Harry Kane will be allowed to leave the club this summer. Kane has been involved in a story with Spurs over his future for a long time. The Spurs talisman has previously revealed his desire to move from the club this summer - even if it means going abroad - and has probably not changed since the announcement of Espirito Santos' appointment.However, it is believed that the England captain has not been in talks…