Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

“Cadaabta Ku Dhaca Kuwa Naga Soo Horjeedoow…” – Neymar Oo Habaaray

Kabtanka xulka qaranka Brazil ee Neymar ayaa weerar ku qaaday dadka dalkiisa ee taageeraya Argentina ciyaarta finalka Copa America ee ay Brazil iyo Argentina wada ciyaarayaan habeen dambe.Tiro dad reer Brazil ah ayaa la sheegay inay doonayaan inay arkaan Lionel Messi oo koob kula guuleysanaya dalkiisa, halkii ay ka arki lahaayeen isaga oo ciyaaraha caalamiga ah ka fadhiisanaya, isla markaana aan wax koob ah la qaadin.Laakiin arrintani waxay ka cadhaysiisay Neymar Jr oo is-xakamayn kari waayey, bartiisa bulshada ee…

Rikoodhka Ingiriisku Barbarrayn Karo, Inkaarta Loo Diiwaangelin Karo

Markii ay England usoo gudubtay finalka EURO 2020 Arbacadii, waxay sameeyeen taariikh cajiib ah iyagoo soo afjaray inkaar haysatay 55 sannadood oo wax walba oo ay sameeyeen ay semi-finalka soo dhaafi waayeen tartamada waaweyn oo dhan.Si kalena waxay ugu ahayd taariikh, sababtoo ah waa markii ugu horreysay abid ee ay yimaaddeen finalka tartanka qaramada Yurub oo aanay guul iska daaye waligood ciyaarta ugu dambaysa hore usoo gaadhin.Kulanka Finalka ee ay Axadda ay garoonka Wembley Stadium ku wada ciyaari doonaan Talyaaniga,…

Italy’s Giorgio Chiellini on Harry Kane and the dream of meeting England in the EURO 2020 final

"Now there is only the last inch left," said defender Giorgio Chiellini EURO2020.com when Italy strives to embark on a magnificent journey of honor.Italy's progress to the UEFA EURO 2020 final came as a surprise to some, but not Giorgio Chiellini, who had warned his friends ahead of the tournament to expect an emotional summer.Age 36, this may be the midfielder's last chance to win a major international trophy. The final against England on Sunday will be his 112th Azzurri match and Juventus' stalwart is determined to…

Kylian Mbappe becomes EA Sports’ cover star on FIFA 22

EA Sports has announced that Paris Saint-Germain's Kylian Mbappe will play on the cover of FIFA 22.Although he is still only 22 years old, the Frenchman has established himself as one of the best players in the world and is already proclaimed as one of the most likely stars to succeed Cristiano Ronaldo and Lionel Messi as a dominant force in the beautiful game.Mbappe has now been confirmed as FIFA's cover star for the second season in a row, with EA Sports releasing a brief statement to confirm the news before acknowledging…

Henri Delaunay Cup – EURO cherished prize

The stars of European football all want to win the iconic EURO trophy for their national team.Italy or England will earn immortality in football when one of the finalists wins the UEFA EURO 2020 title at London's Wembley Stadium on Sunday - and the players and their celebrating fans will fully understand the scale of this achievement right now as their proud skipper triumphs Henri Delaunay Cup.The coveted trophy symbolizing the European national football team's premier competition bears the name of the French football…

Barcelona would be stupid to let Ilaix Moriba leave

The Barcelona circus continues.Preparations for the new season are underway, and it seems that young midfielder Ilaix Moriba is not a part of them. His contract is being terminated and he has not yet agreed on an extension, and until he does, he has been banned from training before the season and faces the prospect of being sold.Okay then. Where do we start with this?Moriba was a revelation last season, breaking through Ronald Koeman's first team in March and remaining a regular part of the squad until the end of the…

Chong joins Birmingham on loan

Manchester United winger Tahith Chong has joined championship side Birmingham City on loan for the 2021/22 season.The 21-year-old spent the first half of last season on loan with Werder Bremen, but a one-minute match led Chong to end the year in Belgium with Club Brugge, where he collected one goal and five assists in 13 games on his way to winning the league title.To continue his development, Birmingham confirmed on their official website that Chong will spend the upcoming season at St. Johnstone. Andrews as part of their…

XOG Muhiim Ah: Imisa Jeer Ayey Final Iskugu Yimaaddeen Brazil &

Brazil iyo Argentina ayaa iskugu soo baxay finalka Copa America oo ay saqda dhexe ee habeenka Axaddu soo gelayso ku wada ciyaari doonaan garoonka Maracana ee Magaalada Rio de Janeiro ee waddanka Brazil.Lionel Messi ayaa u halgamaya in uu koobkiisii ugu horreeyey u qaado waddankiisa, isla markaana uu soo afjaro 16 sannadood oo niyad-jab ku dhamaysanayay tartamada isaga oo xidhan shaadhka qarankiisa.Waxa intaas ba kaga sii daran, hal-xidhaale kale oo kasii fudud oo ah in aanu waligiiba ka  badin Argentina muddo 16 sannadood…

Aleksander Ceferin says that the Euro 2020 format will not happen again

England fans have been waiting 55 years to reach a major international tournament final, and just a few days later, UEFA President Alexander Ceferin has decided to pee on his parade.Many have claimed that the Euro 2020 format has given England an unfair advantage in that six of their seven matches (including Sunday's final) will have been played at Wembley - criticism from people who have probably forgotten that every tournament has a host nation.In this summer's tournament, UEFA has tried a different format with 11…

Wargeyska L’Equipe Oo Ogaaday Kooxda Uu Tababaraha U Noqonayo Zinedine

Zinedine Zidane oo iska casilay Real Madrid dhamaadka xilli ciyaareedkii hore ayaa lala xidhiidhinayay inuu beddelayo Didier Deschamps oo ah tababaraha xulka qaranka France, laakiin shalay ayaa si rasmi ah uu xidhiidhka dalkaasi u sheegay in uu Deschamps sii joogayo illaa Koobka Adduunka 2022.Faransiiska oo hal guul oo kaliya ka keenay tartanka qaramada Yurub ee ay kaga hadheen wareegga 16ka, waxay sahaydeen gacanta Switzerland oo rikoodheyaal ku garaacday.Ciyaartii ay kaga hadheen tartanka ayaa qas iyo rabshad u horseedday…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More