Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Liverpool Oo Jawaab Lama Filaan Ah Bixisay Ka Dib Markii Loo Soo

Liverpool ayaa loo bandhigay fursad ay kula saxiixato xiddiga Manchester United Paul Pogba xagaagan, sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Faransiiska.Xiddiga Faransiiska ayaa kaliya ay sannad kaga harsan tahay qandaraaskiisa haatan ee Man United, welina ma uusan ogolaanin qandaraas cusub.United ayaa haatan ku qasban inay go’aansato haddii ay iibineyso xiddiga khadka dhexe xagaagan ama haddii ay halis gelinayaan inuu si bilaash ah uga tago xagaaga danbe marka uu qandaraaskiisa dhamaado.Paris Saint-Germain ayaa durbaba…

Real Madrid Oo Saacadaha Soo Socda Ku Dhawaaqaysa Saxeex Ay Ka

Real Madrid ayaa saacadaha soo socda ku dhawaaqaysa saxeex ay kaga jawaabayso labadii difaac dhexe ee ka tegay ee Sergio Ramos iyo Raphael Varane oo PSG iyo Manchester United u tegay.Tababare Carlo Ancelotti iyo Madaxweyne Florentino Perez ayaa la filayaa in maanta ay kasoo garab muuqdaan doonaan Dani Carvajal oo qalinka ku duugi doona heshiis cusub oo uu ku kordhinayo qandaraaskiisa.Carvajal oo sannad kali ahi ka hadhsan yahay dhamaadka qandaraaskiisa ayay Madrid ka baqaysaa in uu kaga tago sidii Ramos oo kale amaba uu ku…

No bid was made for Onana

Ajax manager Marc Overmars has revealed that he has not had any contact with Arsenal due to a possible transfer to goalkeeper Andre Onana.The Gunners were strongly linked with Onana during the summer, when it was revealed that Mikel Arteta is keen to shake up the posts, but these links have since faded when Arsenal have instead turned to Sheffield United's Aaron Ramsdale.Arsenal focus on Ramsdale / Marc Atkins / Getty ImagesAs Ramsdale is likely to cost more than £ 30m, many fans have called on Arsenal to resume interest in…

Waa Kuma Labadii Xiddig Ee Manchester United Ee Uu Aadka U Necbaa

Rafael da Silva ayaa sheegay in Steven Gerrard uu aad u necbaa isaga iyo walaalkiis ay mataanaha yihiin Fabio da Silva markii ay labada xiddig joogeen Manchester United.31 jirkaa reer Brazil ee ka ciyaara daafaca midig ayaa Old Trafford tagay sannadkii 2008, wuxuu lix sannadood ku qaatay Man United ka hor inta uusan u saxiixin kooxda Lyon sannadkii 2015.Rafael ayaa 170 kulan u saftay Red Devils isagoo la qaaday seddex koob oo Premier League ah iyo hal League Cup.Fabio oo isna United tagay waqti la mid ah waqtigii Rafael ayaa…

update on Luke Shaw’s condition

Manchester United left-back Luke Shaw has been described as "confident" that he will be in good time to play in the club's Premier League opener against Leeds at Old Trafford on August 14.Shaw became one of United's best players last season but played with a wristband at Euro 2020 as a result of a ligament injury before the tournament. He is also believed to have played with broken ribs during the knockout stages and there has been concern about his condition.Shaw reports for training during the season in early August /…

Dani Carvajal agrees to a new contract

Real Madrid defender Dani Carvajal has agreed on an extension of his contract with the club, which promises to keep him at the Bernabeu until at least the summer of 2025.Carvajal's previous contract had expired next year, but this new deal now secures his long-term future at his boys' club.?? @ DaniCarvajal92 # Carvajal2025 pic.twitter.com/FLn75tsZl1- Real Madrid CF (@realmadrid) 29 July 2021The 29-year-old first joined Real's youth ranks at the age of 10 in 2002 and became a regular for Castilla in 2010 and made the first…

Waa Halkee Booska Uusan Jack Grealish Hore Uga Ciyaarin Ee Uu Pep

Kooxda kusoo guuleysatay Premier League ee Manchester City ayaa kalsooni ku qabta inay Jack Grealish suuqa xagaagan kala wareegi doonto Man City waxaana intaas dheer in tababare Pep Guardiola uu boos cusub ka ciyaarsiin doono sida wargeyska The Athletic sheegayo.Grealish ayaa kooxda uu kabtanka u yahay ee Aston Villa oo ah kooxda uu tan iyo carruurnimadiisii soo joogay uga soo ciyaarayay garabka bidix balse Guardiola ayaa qaba aragti taas ka duwan.Doorka labaad ee uu Grealish ka ciyaari karo ayaa ah No.10 balse aragtida…

Alphonse Areola arrives for medical treatment

West Ham are signing Paris Saint-Germain goalkeeper Alphonse Areola, with the Frenchman arriving in London to undergo a doctor before a potential transfer.Areola, who was a non-playing member of France's 2018 World Cup winning squad, spent last season on loan at Fulham and impressed in the Premier League despite the Cottagers finishing the campaign in 18th place and dropping into the championship.Sky Sports reports that Areola is now back in London for his West Ham medicine before a first loan deal that will include a…

Waakan Xiddiga La Ilaaway Inuu Xataa Ciyaartoy Chelsea Ah Yahay Ee

Khadka dhexe ee kooxda Chelsea ee Danny Drinkwater oo kamida xiddigaha kooxdaas ee la ilaaway ayaa muujiyay inuu wali wax kusoo kordhin karo kooxda kaddib wacdarro uu dhigay kulankii saaxiibtinimo ee Bournemouth.31 sano jirkaas oo horyaalka Premier League kula soo guuleystay Leicester City ayaa awoodi waayay inuu wax saamayn ah ku yeesho Chelsea.Tan iyo markii uu Chelsea kusoo biiray September 2017, Drinkwater ayaa kaliya 23 kulan usoo ciyaaray Blues, wakhtiga uu joogay kooxda ree London ayuu saddex jeer amaah ugu kala…

Postecoglou wants signings after European exit

Celtic's hopes for a Champions League trip this season are already over after they crashed out of the second qualifier in Midtjylland's hands on Wednesday, after which manager Ange Postecoglou admitted that he was less than impressed by the condition of the squad he received.After pulling the first leg 1-1, Celtic took the lead in this game through Callum McGregor, but his effort was soon interrupted by a strike from But Mabil who took the game to extra time, where a 94th minute bet from Raphael Onyedika was enough to see…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More