Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Emerson in conversation about Lyon move

Lyon are moving forward with plans to sign Chelsea left-back Emerson Palmieri this summer.With Ben Chilwell and Marcos Alonso both fighting for minutes under Thomas Tuchel, Emerson has been on the fringes for a while now. The Italian did not see a single minute of Premier League action during Tuchel last season, with his only start coming in the first rounds of the FA Cup.Emerson did well on the euro with Italy / Claudio Villa / Getty ImagesEmerson has entered the last 12 months of his contract and Chelsea therefore want to…

“Man United Horyaalka Kuma Guuleysan Karto La’aanta…..” – Red Devils

Xiddigii hore ee khadka dhexe ee kooxda Ajax ee Oliseh ayaa u sheegay Manchester United inaysan awoodi doonin ku guuleysiga horyaalka Premier League la’aanta saxeexa weeraryahanka Borussia Dortmund ee Erling Braut Haaland.Red Devils ayaa qaab cajiib ah ku furtay xilli ciyaareedkan 2021-22 kaddib markii ay Leeds United kaga adkaadeen 5-1 xilli ay kulankaas indhaha xadeen xiddigaha khadka dhexe ee Bruno Fernandes oo saddexley dhaliyay iyo Paul Pogba oo afar jeer caawimo sameeyay.Walow ay xilli ciyaareedkii hore labaad kaga soo…

KOOXDA USBUUCA: Shaxdii Ugu Fiicnayd Premier League Toddobaadkan &

Shabakadda ururinta xogaha kala duwan ee kubadda cagta ee Whoscored ayaa soo saartay shaxda ugu fiican toddobaadkan ee horyaalka Premier League oo ahaa usbuucii furitaanka ee xilli ciyaareedka 2021-22.Aan ku horraynee goolhayaha shaxdan ayaa ah shabaq-ilaaliyaha kooxda Brentford ee Raya oo shabaqiisa uga dhaartay Arsenal halka labada daafac dhexe ay yihiin Duffy oo Brighton u sahlay guul ay kasoo gaadhay Burnley iyo Trevoh Chalobah oo Chelsea gool u dhaliyay kulankii ay 3-0 ku jiidheen Crystal Palace.Daafaca midig ayaa ah…

Rio Fernand Oo Magacaabay LABA Xiddig Oo Haddii Ay Lasoo Saxeexdaan Ay

Rio Ferdinand ayaa usoo jeediyey kooxdiisii hore ee Manchester United in aanay ka bixin suuqa iibka ciyaartoyda oo ay labada usbuuc ee ka hadhsan tahay waqtigii uu xidhmayay, waxaanu u sheegay laba ciyaartoy oo haddii ay helaan ay noqon doonaan tartameyaal dhab ah oo horyaalka ku guuleysan kara xilli ciyaareedkan.Manchester United waxay xagaagan soo iibsatay Raphael Varane iyo Jadon Sanchyo halka ay bilaash kusoo qaadatay goolhayihii Aston Villa ee Tom Heaton.Laakiin Fernand waxa uu rumaysan yahay in kooxda tababare Ole…

Lionel Messi Oo La Shaaciyey Kulanka Ugu Horreeya Ee Uu U Ciyaarayo

Xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi ayaa si degdeg ah tababarka ula bilaabay kooxdiisa cusub ee PSG, xilli la filayey in uu nasiimo galo, laakiin waxa uu seegay ciyaartii u horreysay ee horyaalka ee kooxdiisa ee toddobaadkan, waxaanay sababtu tahay in aanu wali taam buuxa u noqon jidh ahaan maadaama uu kasoo laabtay fasax.Tababare Mauricio Pochettino ayaa xaqiijiyey in Messi uu qaadan doono waqti uu jidhkiisa ku diyaariyo oo uu kooxda koowaad la tababarto, laakiin ma sheegin waqtiga uu kulankiisa ugu horreeya safan…

Liverpool Oo Luminaysa Afar Ciyaartoy Oo Muhiim Ah Kaddib Isbeddel Ay

Kooxda kubadda cagta  Liverpool ayaa madax-xanuun kusoo socdaa toddobaadyada soo aaddan, sababtuna waxay tahay in isbeddel ay FIFA ku samaysay sharcigeedu uu sabab u noqonayo in Reds ay lumiso afar ka mid ah ciyaartoygeeda muhiimka ah bisha soo socota.Tababare Jurgen Klopp oo ay kooxdiisu si fiican ku bilaabatay horyaalka Premier League oo ay kulankii furitaanka 3-0 ku garaaceen Norwich City ayaa waxa uu dareemayaa in qalalaase uu kusoo socdo uu uu waayi karo xiddigaha waaweyn ee naadigiisa bisha dambe ee September.Liverpool…

Liverpool mise Man City? Xiisad Ka Dhex Dhalatay Cristiano Ronaldo Iyo

Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa la sheegay in ay isku dhaceen kooxdiisa Juventus oo uu doonayo in uu iskaga tago inta uu furan yahay suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan oo ay laba toddobaad ka hadhsan yihiin waqtigii uu xidhmi lahaa.Wargeyska Corriere dello Sport ee  kasoo baxa waddanka Talyaaniga ayaa sheegay in uu Ronaldo u dhaqaaqayo horyaalka waddanka Talyaaniga ee Serie A isaga oo xor ah, isla markaana uu doortay kooxda uu qaybta ka noqonayo.Cristiano Ronaldo oo galay sannadkiisii ugu dambeeyey ee…

Pulisic excited by the Lukaku transfer

Chelsea winger Christian Pulisic has said he is "excited" about the arrival of Romelu Lukaku, who has rejoined the Blues for a record £ 97.5m fee from Inter.Chelsea had been looking for a new striker with an eye on the summer transfer window for several months and also considered Erling Haaland before it became clear that Lukaku was available.After playing 15 times for Chelsea as a teenager, the Belgian returns to Stamford Bridge on the back of 64 goals in 95 games for Inter and has re-established himself as one of the best…

Premier League title the perfect goodbye

Paul Pogba underlines his exceptional quality again when Manchester United started their Premier League campaign in 2021/22 with a 5-1 crush of tough rivals Leeds at Old Trafford.An unplayable Pogba got four assists in the match and matched a performance that had only previously been achieved by six others in 30 seasons in the Premier League competition. His passing range, vision and strength on the ball were second to none, meaning Leeds could not get close to him.The Frenchman will always have his critics, but that is…

RASMI: Liverpool Oo Xaqiijisay Inuu Ka Tegay Mid Ka Mid Ah Ciyaaryahanadda

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa shaacisay inuu ka tegay mid ka mid ah ciyaartoydeeda kooxda koowaad oo amaah ay ku direen isagoo muddo kooban joogay Anfield.Ben Davies oo ay Liverpool soo iibsatay bishii January markii ay ku dhacday musiibada dhaawacyadu, ayaa waxa uu amaah ku tegay kooxda dhowaanta heerka labaad u dhaadhacday ee Sheffield United oo uu u ciyaari doono illaa laga gaadhayo bisha June ee sannadka dambe.Tababare Jurgen Klopp ayaa markii ay ka dhaawacmeen Virgil van Dijk, Joe Gomez iyo Jeol Matip waxa uu ku…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More