WARBIXIN: Xiddigo Halyeeyo Ah Oo Aan Waligood Ka Qayb Galin Tartanka Euro-da

Iyada oo tartanka ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo xiddigo badan ka qayb galayaan tartanka.

Laakiin waxa jira xiddigo badan oo halyeeyo ah oo aan waligood ka qayb galin tartamada European Championship.

Warbixintan waxa aan ku soo bandhigi doonaa xiddigo Halyeeyo ah oo aan waligood ciyaarin tartanka.

Ryan Giggs:

Halyeeyga Man United oo kooxda kula guulaystay 13 Premier League laakiin waligiis xulka Wales kalama qayb galin tartanka Euro.

Rio Ferdinad:

Waa Halyeey Kale oo Man United ah waxana uu isku qoray taariikhda kubada England laakiin waligiis kama qayb galin tartamada Euro.

Mikel Arteta:

Xiddigii hore ee Kooxaha Arsenal Iyo Everton waxana uu u soo ciyaaray kulamo badan laakiin uma suurtagalin in uu ka qayb galo euro-da.

Nemanja Vidic:

Daafaca reer Serbia ayaan xulkiisa kala qayb galin euro-da inkasta oo uu ka mid yahay daafacyada ugu fiican taariikhda kubada gta.

Isco

Henrikh Mkhitaryan

Alexandre Lacazette

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More