Shaxda Ugu Fiican Wareegii Group-yada Euro 2024 Oo La Soo Saaray.

Waxa la soo afjaray wareega Group-yada tartanka Euro 2024 Oo meel xiiso leh maraya.

Waxa ay 16 xul isugu soo hadheen wareega xiga ee tartanka Euro 2024.

Xiddigo badan ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah iyada oo ay caawiyeen xulalkooda.

Xulka Germany ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 3 xiddig.

Waxa ku xiga xulka Spain oo shaxda ku leh 2 xiddig kadib markii ay si raaxo leh ugu gudbeen wareega xiga.

Dhinaca kale xulalka Georgia, Netherlands, Slovenia, Italy, Portugal Iyo Romainia ayaa shaxda ku leh min hal xiddig.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More