Shaxaha Rasmiga Ah Ee Kulamada Juventus vs Fenencvaros,

Paulo Dybala ayaa dib ugu soo laabtay shaxda Juventus waxaanay iska garab ciyaarayaan Cristiano Ronaldo kulanka ay Allianz Juventus Stadium kusoo dhoweynayaan kooxda Ferencvaros.

Andrea Pirlo ayaa shax adag kusoo galay kulankan si uu saddexda dhibcood u helo oo uu usii kordhisto lixdii dhibcood ee ay kooxdiisu hore u haystay, isagoo dhinaca kalena ku ducaysanaya in Dynamo Kiev ay awood u yeelato inay qabato Barcelona.

Juventus oo ay labada kulan ee u hadhsan yihiin Barcelona iyo Dynamo Kiev oo ay labada ciyaarood ee soo socda la dheeli doonto ayaa waxa safkeeda dhaawac kaga maqan Leonardo Bonucci iyo Giorgio Chiellini oo liiska maqaneyaasha kula biiray Merih Demiral iyo Gianluigi Buffon.

Alvaro Morata oo ahaa xiddigii goolasha usoo dhaliyey labadii kulan ee hore ayaa Cristiano Ronaldo iyo Dybala ay garab kusiin doonaan inuu mar kale shabaqa soo taabto.

Shaxa rasmiga ah ee kulanka Juventus vs Ferencvaros

Juventus: Szczesny; Cuadrado, Danilo, De Ligt, Alex Sandro; McKennie, Bentancur, Arthur, Bernardeschi; Dybala, Ronaldo

Kaydka: Pinsoglio, Israel, Buffon, Ramsey, Morata, Chiesa, Rabiot, Dragusin, Frabotta, Portanova, Kulusevski

Ferencvaros: Dibusz; G Lovrencsics, Blazic, Frimpong, Dvali, Heister; Siger, Somalia; Zubkov, Uzuni, Nguen

Kaydka: Szecsi, Ori, Kharatin, Kovacevic, Mak, Botka, Baturina, Csontos, Boli, Isael, Laidouni

Shaxda rasmiga ah ee kulanka Barcelona vs Dynamo Kiev

Barcelona XI: Ter Stegen; Dest, Mingueza, Lenglet, Firpo; Pjanic, Aleñá; Trincão, Coutinho, Pedri; Braithwaite (4-2-3-1)

Kaydka: Neto (GK), Iñaki Peña (GK), Alba, Matheus, Puig, Dembélé, Konrad, Griezmann

Daynamo Kiev XI: Buschan; Kedziora, Zabarnyi, Mykolenko, Karavaev; Shepelev, Buyalsky, Harmash; Shaparenko, Verbic, De Pena (4-3-3)

Kaydka: Morgun (GK), Boyko (GK), Skorko, Bol, Popov, Baluta, Tsitaishvili, Lednev, Andriesky, Clayton, Supriaga

Shaxda rasmiga ah ee kulanka PSG vs RB Leipzig

PSG XI: Navas; Florenzi, Marquinhos, Diallo, Bakker; Danilo, Herrera, Paredes; Di María, Neymar, Mbappé.

RB Leipzig XI: Gulácsi; Mukiele, Konaté, Upamecano, Angeliño; Sabitzer, Haidara; Nkunku, Olmo, Forsberg; Poulsen.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More