Halkee Ayuu Marayaa Tartanka Gooldhalinta Copa America 2024.

Tartanka Gooldhalinta Copa America ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo la galayo tartanka wareegyada bug baxa tartanka.

Xiddiga xulka Argentina ee Lautaro Martinez ayaa hogaaminaya gooldhalinta tartanka Copa America 2024.

Martinez ayaa dhaliyay 4 gool ilaa haatan tartanka intii uu socday wareega Group-yada.

Waxa ku xiga xiddiga xulka Uruguay ee Darwin Nunez kaas oo dhaliyay 2 gool.

Xiddigaha Eduard Bello oo u ciyaara Venezuella, Balogun oo u ciyaara USA Iyo Jose Fajardo oo u ciyaara Pana ayaa ku xiga oo leh min 2 gool.

Lautaro Martinez (Argentine) 4 Gool

Darwin Nuez (Uruguay) 2 Gool

Folarin Balogun (USA) 2 Gool

Jose Fajardo (Panama) 2 Gool

Maximiliano Araujo (Uruguay) 2 Gool

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More