Halka Uu Chiesa Ka Gali karo weerarka Man United Hadii Uu Yimaado Kooxda.

Kooxda Juventus ayaa lagu Soo waramayaa in ay Man United u soo Bandhigtay saxiixa Federico Chiesa si ay u helaa. Saxiixa Xiddiga mason Greenwood suuqa xagaagan.

Mustaqbalka Greenwood ee man United ayaan la hubin waxana ay kooxdu doonaysa in ay iska iibiso xiddiga.

Man United ayaa sidoo kale si weyn Uga faa’iidaysan karta xiddiga Chiesa hadii uu kooxda ku soo biiro

Xiddiga reer Italy ayaa ka mid ah xiddigaha ugu fiican ee booskooda Talyaanig waxana uu si weyn u caawiyay kooxda Juventus.

Wergayska Manchester Evening News ayaa Soo saartay Halka uu Chiesa ka Gali karo weerarka Man United.

Xiddiga Chiesa ayaa ka ciyaari Kara garabka weerarka Man United.

Halka. Kaga bogo sawirka Halka uu Chiesa ka Gali karo weerarka Man United

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More