DEG-DEG: Chelsea Oo Xaqiijisay Saxiixa Tababare Enzo Maresca

Kooxda Chelsea ayaa xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa tababare Enzo Maresca

Kooxda Chelsea ayaa Enzo Maresca kala soo wareegtay kooxda Leicester City.

Enzo Maresca ayaa Leicester City ku soo celiyay premier League xilli ciyaareedka kadib shaqo fiican oo uu qabtay.

Blues ayaa Enzo Maresca ka saxiixatay heshiis ilaa sanadka 2029 Iyo waliba hal sano oo dheeri ah.

Tababare Enzo Maresca ayaa shaqada ka badali doona Pochettino oo kooxda ka tagay kadib dhamaadkii xilli ciyaareedkii.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More