DEG-DEG: Bayern Munich Oo Dhamaystirtay Saxiixa Michael Olise.

DEG-DEG-Man-United-Oo-Dalab-Rasmi-Ah-Ka-Gudbisay-Saxiixa

Kooxda Bayern Munich ayaa ku guulaystay saxiixa xiddiga Michael Olise.

Bayern Munich ayaa heshiis buuxa kala gaadhay Crystal Palace saxiixa xiddiga garabka ka ciyaara.

Bayern ayaa xiddiga Michael Olise ka saxiixatay heshiis ilaa sanadka 2029 ah si uu u joogo kooxda.

Kooxda reer Germany ayaa xiddiga Michael Olise ka bixinaysa lacag dhan 60 milyan oo euro.

Xiddiga Michael Olise ayaa mar hore heshiiska shaqsiga ah la gaadhay Bayern Munich.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More