DEG-DEG: Arsenal Iyo Chelsea Oo Helay War Xun Oo Suuqa Ah.

Xiddiga kooxda RB Leipzig ee Benjamin Šeško ayaa alaabada ka xidhay kooxaha Chelsea Iyo Arsenal.

Xiddiga da’yarka ah ayaa heshiis cusub qalinka uGu duugay kooxdiisa Leipzig si uu u sii joogo kooxda.

Xiddiga ayaa xiiso waali ah ka helayay kooxaha Chelsea Iyo Arsenal oo suuqa ugu jira weeraryahan cusub.

Benjamin Šeško ayaa qalinka ku duugay heshiis ilaa sanadka 2029 ah oo uu ku joogayo kooxda.

Si kasta ha ahaatee xiddiga ayaa RB Leipzig la galay heshiis afka ah oo ay ugu ogolaanayaan in uu ka tago kooxda sanadka 2025 ama 2026.

Benjamin Šeško ayaa iska diiday Arsenal Iyo Chelsea si uu u sii wato horumarkiisa dhinaca qaab ciyaareedka.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More