Chelsea Oo Talaabo U Qaaday Saxiixa Michael Olise

Kooxda Chelsea ayaa lagu Soo waramayaa in ay Talaabo u qaaday saxiixa xiddiga kooxda Crystal Palace ee Michael Olise.

Xiddiga Michael Olise ayaa ka mid ah Xiddigaha wacdaraha ka dhigaya premier league.

Michael Olise ayaa qaab ciyaareedkiisa ku Soo jiitay kooxo badan Oo premier league ah.

Sida Laga Soo xigtay shabakada Givesport, Chelsea ayaa talaabao u qaaday saxiixa Michael Olise.

Blues ayaa lagu Soo waramayaa in ay heshiiska shaqsiga ah la gaadhay xiddiga ka Hor inta ayna u dhaqaaqin wadahadalada Crystal Palace.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More