Soomaaliya: 116,000 oo ku barokacay abaaraha ‘Ka sii Daraya ee Dalka’
In ka badan 116,000 oo Soomaali ah ayaa ku barokacay biyo la’aan daran tan iyo bishii Oktoobar 2020, sida lagu sheegay bayaan…
In ka badan 116,000 oo Soomaali ah ayaa ku barokacay biyo la’aan daran tan iyo bishii Oktoobar 2020, sida lagu sheegay bayaan…
Diyaarad sidday tallaalka Shiinaha ee ka hortagga Covid-19 ayaa Axaddii ka soo degtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. 200,000 oo…
C / raxmaan Maxamed oo ah gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ee Raad ahna duqa hore ee magaalada Jabuuti ayaa sheegay in madaxweyne Ismaaciil…
Maxamed Alaa al-Jaliil ayaa ah nin qaaday masuuliyada daryeelka bisadaha magaalada Aleppo ee dalka Syria halkaas oo ay ku dagaalamayaan ciidamada dowlada…
Hogaamiyaha waqtigiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dhiggiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle guushii uu ka soo hooyay doorashadii…
Guddoomiyaha Gobolka Baay Cali Wardheere Dooyow ayaa ka badbaaday qarax ismiidaamin ah kadib markii qof isa soo miidaamiyay uu isku qarxiyay maqaaxi…
Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa u qabatay mudo 14 maalmood ah soogalootiga ka soo qaxay xeryaha soogalootiga ee…
Hogaamiyaha Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa Arbacadii ka digay halista isku dhacyada ka socda biya xireenka weyn ee loo yaqaan Blue Nile…
Muqdisho, Abriil 8, 2021 – Saaxiibada Beesha Caalamka * waxay ka walaacsan yihiin hadalada qaar ka mid ah masuuliyiinta ay shalay u…
Wasaaradda gaashaandhigga Japan ayaa sheegtay in xubno ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Jabbaan oo ku shaqeeya magaca la dagaalanka burcad badeedda…
Wakiilada beesha caalamka ayaa isku dayaya inay cadaadis ku saaraan maamulada dowlada federaalka iyo dowlad goboleedyada inay xal ka gaaraan doorashada sharciga…