“Waddooyinka xiran waala furaa marka laga gudbo duruufta
Dowladda Federaalka ayaa furtay qaar kamid ah waddooyinka Magaalada Muqdisho oo qaarkood waqti dheer xiran, waxaana ugu dambeysay wadada isku xirta Isgoysyada KM4 & Tarabuunka.
Xalay ayaa la dhameystiray qorshaha lagu qaaday dhagaxaanta Gidaarka u ahaa dhismaha Safaaradaha Turkiga & Qadar oo isaga kala dambeeyay Dhismo ku yaalla oo ay saldhigteen sanado kahor.
Dadka ayaa wareeg dheer usoo mari jiray Isgoyska KM4 iyo Dhismaha Madaxtooyadii Hogaamiye Cabdiqaasim Salaad…