Ciidamada Dowladda oo xiray qaybo kamid ah waddooyinka
Ciidamada ammaanka DFS ayaa saakay xiray qaar kamid ah waddooyinka Magaalada Muqdisho, waxaana lugeyna Dad isugu jiro Arday, kuwa shaqooyin u socda iyo shaqsiyaadka kale ee raaci jiray Gawaarida isu socodkooda la joojiyay.
Askarta ilaalada gaarka ah ee Madaxtooyada Soomaaliya ee loo yaqaan (Koofi Cas) ayaa xirtay waddooyinka Caasimadda gaar ahaan qaybo kamid ah Maka Al-Mukarama & Waddada hormarta Dekedda Muqdisho.
Waddooyinka waaweyn waxaa lagu jaray Gawaarida dagaalka,…