Abaabul dagaal oo ka socda Duleedka Degmada Balcad ee
Ciidamada dowladda federaalka iyo askar katirsan kuwa Daraawiishta DG Hir-Shabeelle ayaa dhaq-dhaqaaqyo ciidan saakay kawada deegaanno dhaca duleedka magaalada balcad ee gobolka shabeelaha Dhexe.
Askartaan ayaa shalay fulisay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanno dhowr ah oo duleedka ka ah Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe oo ay ku sugan yihiin Al-Shabaab.
Saraakiisha Ciidanka ayaa sheegay in ujeedka howlgalkaas uu ahaa burburinta goobo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab,…