DFS oo sheegtay in aan la baareyn maydka AUN Cali Khaliif
DFS ayaa sheegtay in aan baaris lagu sameyneen Maydka Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galayr oo Magaalada Jigjiga ku dhintay 8-dii Oktoobar 2020 kuna beegneed Khamiistii maalin kahor.
Ehelka Marxuumka ayaa dalbaday in la baaro, maadaama shaki ay ka qabaan sababta Geeridiisa, balse sii hayaha Wasiirka Wasaaradda kalluumeysiga XFS Cabdullaahi Bidhaan Warsame oo la hadlay BBC-da, isla markaana la weydiiyay in la baarayo maydka Marxuum Cali Khaliif ayaa sheegay…