DFS oo Magaalada Jowhar geysay Ciidanka gaarka u tababaran
DFS ayaa Magaalada Jowhar geysay Ciidamada gaarka u tababaran ee Haramcad sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo kala duwan oo mustaqbal la wadaagay xogta geynta askartaan xarunta DG Hir-Shabeelle.
Askartaan ayaa qayb ka ah ilaalinta ammaanka Magaalada Jowhar oo martigelineysa labo doorasho oo is dulsaaran waqti ahaan, waa tan Dowlad Goboleedkaas & soo doorashada labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Qorshaha Dowladda ayaa ah in ciidan kale ay geysto Xarunta Gobolka Shabeelaha…