“Dadka waa in la hubiyaa balse ma ahan in la dhibo” Taliye
Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Xijaar oo uu wehliyo Taliyaha qaybta guud ee Booliiska Soomaaliyeeed Gen. Saadaq Cumar Maxamed ayaa xalay Muqdisho ka sameeyay Socdaal u kuurgelid amni ah.
Saraakiishaan ayaa cagta marisay Degmooyin dhowr ah oo kala ah Howlwadaag, Yaaqshiid, Hiliwaa, Warta nabadda, Hodan kaaraan & Kaxda oo dhamaan baro kontorool ay ku leeyihiin ciidamada Booliiska Soomaaliya.
Gen. Cabdi Xasan Xijaar Taliyaha Ciidamada Booliiska…