Ciidanka Burundi oo Haweeney ku toogtay Gobolka Shabeelaha
Sawir hore Askarta Burundi
Askar katirsan Ciidamada Burundi ee xiran Koofida Cagaaran Howlgalka Ururka Midowga Afrika AMISOM ayaa qarax loo dhigay inta u dhaxeysa Degmooyinka Mahadaay & Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.
Mid kamid ah Gawaarida Askarta Burundi ayaa dul maray Miino Jidka la geliyay, qaraxa kadib waxa ay rideen rasaas qaarkood ka dhaceysay qoryaha Gawaaridooda ku xiran & kuwa Askarta ay wataan.
Ciidamada Burundi ayaa ka degay Gawaarida, waxaana gudaha ay u…