Waddooyinka qaar ee Muqdisho oo dhagaxaanta laga qaaday! –
DFS ayaa muddo kadib dhagaxaanta ka qaaday qaar kamid ah waddooyinka Magaalada Muqdisho, waxaana cabasho ka keenay Shacabka isticmaalka jidadka dhagaxaanta Dowladdu ku xirtay.
Meelaha dhagaxaanta laga qaaday waxaa kamid ah: Qaybo kamid ah Degmada Wadajir gaar ahaan Danwadaagta & xaafado kale oo bilooyin kahor la dhigay lagu jaray isu socodka Gaadiidka.
Sidoo kale Isgoysada laga qaaday dhagaxaanta waxaa kamid ah: Digfeer, Isgoysyada Tarabuunka & Sheekh Cali Suufi,…