Frank Lampard Oo Xaqiijiyay Labo Xiddig Oo Muhiim Ah Oo Ka
Frank Lampard ayaa xaqiijiyay in Christian Pulisic uu seegi doono kulanka ay Chelsea la ciyaareyso Newcastle horyaalka Premier League isagoo dhaawac ku…
Frank Lampard ayaa xaqiijiyay in Christian Pulisic uu seegi doono kulanka ay Chelsea la ciyaareyso Newcastle horyaalka Premier League isagoo dhaawac ku…
Rajadii ay Manchester City ay ka qabtay saxiixa Lionel Messi ayaa sarre u kacday ka dib markii uu qirtay inuu “ka daalay…
Xulalka Talyaaniga iyo Belgium ayaa caawa kula biiray xulalka Spain iyo France semi-finalka UEFA Nations League oo kulamo xamaasad iyo xiiso badan…
Taageerayaasha Arsenal ayaa ku dhaleeceeyay kooxda inay Mesut Ozil oo kooxda laga saaray lagu soo daray sawirkooda xilli ciyaareedka. Xiddiga Jarmalka ayaa…
Xiddiga khadka dhexe ee Monaco Cesc Fabregas ayaa sheegay inuu saaxiib la yahay tababarihiisii hore ee Chelsea Jose Mourinho halka uusan wax…
Mohamed Salah iyo Mohamed Elneny ayaa labaduba mar labaad laga helay cudurka Korona Fayras taasoo niyadjab ku ah Liverpool iyo Arsenal. Xiriirka…
Marka ugu horeysay ma jiro ciyaaryahan magaciisa la yiraahdo Nico Yennaris laakiin waxaa jira xiddig loo yaqaano wixii hadda ka danbeeya Li…
Arsenal ayaa baareysa sababta ka danbeysa go’aanka uu Willian ugu safray magaalada Dubai intii lagu jiray kulamada heerka caalami, iyadoo xiddiga khadka…
8dii bishii July sannadkii 2014, Brazil iyo Jarmalka ayaa ku kulmay semi-finalka Koobka Adduunka. Brazil oo uu ka maqnaa Neymar ayaa gurigooda…
Spain ayaa xaqiijisatay booskeeda ciyaaraha kama danbeysta ee UEFA Nations League ka dib markii ay caawa 6-0 ku xasuuqeen xulka Jarmalka oo…
Wararka ka imaanaya Brazil ayaa sheegaya in Neymar uu xiriir furan la leeyahay gabadha fanaanada ah Gabily. Xiddiga Paris Saint-Germain ayaa la…