Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqii iibka ciyaartoyda ee xagaagii waxa uu xidhmay horraanta bishii October, waxaana dhowaan la sugayaa inuu furmo suuqa waqtiga jiilaalka ee bisha January oo muddo kooban ay kooxuhu u heli doonaan inay kaga soo faa’iidaystaan.Kooxaha dhaawacyadu ragaadiyeen amaba doonaya inay helaan xiddigo ka caawiya xallinta dhibaatooyinkii ay soo arkeen qaybta hore ee xili ciyaareedka ayaa suuqa geli doona, sidoo kalena ciyaartooyo heshiisyada…
Kenya & Itoobiya oo ammaanka Xadka ay wadaagaan u adkeeyay
Ciidamo badan oo Itoobiyaan ah ayaa lasoo dhigay Xadka dalkaas uu la wadaago Kenya, halka Xukuumadda Nairobi ay joojisay dhaq-dhaqaaqa Magaalooyinka xiga Soohdinta Dowladda Federalka Itoobiya ay la wadaagto.
Sababtu waa safarka Raysul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed maanta oo Arbaco ah uu ku tagay Kenya si mashruuc ay kawada faaiideysanayaan labada dal ay u furaan isaga & Hogaamiye Uhuru Kenyatta.
Cabbir ahaan dhulka mashruucaan ku kacay ayaa ah 861 KM oo isku xiraya…
On the front page: drama about illegal immigration
"Doudou Faye loved the dream of becoming a professional footballer in Europe. He died in October last year, points out the daily 24 Heures, in the water of the so-called secret emigration. The teenage tragic case has aroused emotions and outrage in Senegal and abroad. His father had paid 250,000 FCFA to a smuggler. ”He and two other fathers were found guilty in February by the court in Mbour, 80 km from Dakar, of…
Halkan Ka DAAWO Muuqaalka Baraha Bulshada Qabsaday Ee
Magacyada labada xiddig ee ugu fiican jiilkan ee Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi ayaa ahaa kuwo haystay boggaga hore ee saxaafada kahor kulankii ay xalay kooxahooda Juventus iyo Barcelona ku kulmeen Champions League.
Waxay ahayd markii ugu horreysay ee ay kulmeen Ronaldo iyo Messi in ka badan 2 sano kaddib markii uu Ronaldo ka tagay Real Madrid una wareegay dhinaca Juventus taas oo soo af-meertay kulamadoodii El-Clasico ee sanadlaha ahaa.
Iyadoo ay labada xiddigba ku jiraan ama kusii socdaan sanadihii ugu dambeeyay…
Jamaahiirta Ma United Oo Aan Sinaba Ku Rumaysan Karin
Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayuu kasoo yeedhay hadal lama filaan ahi kaddib kulankii ay xalay guuldarrada xilli ciyaareedkooda kharibaysa kala soo kulmeen kooxda ree Germany ee RB Leipzig.Man United ayaa ku hor kuftay kooxda tababare Julian Nagelsmann oo 3-2 ugu garaacday kulan Red Bull Arena ka qabsoomay kaddib goolal ay ka kala heleen Angelino, Haidara iyo Kuilvert.Manchester ayaa ku dhawaatay inay soo laabasho cajiib ah samayso balse waxa ay ahayd goor ay xeedho iyo fandhaal kala dhaceen…
“Makiinadaha marka lacagaha lagu daabaco kadib ciid ayaa la
Hogaamiyaha DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlay dhibaatada laga dhaxlay diidmada Kunka shillin isbadalka Shillin Soomaaliga ayaa tilmaamay sababta ugu weyn ee marqura sare u qaadatay sarifka.
Deni ayaa sheegay in ay jiraan Makiinado lagu daabaco lacagta oo ilaa afar gaaraya, marka ay lacagta soosaarto dadka heysta in ay ciid geliyaan si ay u qariyaan culeyskeeda oo ay dhaqaale badan uga helaan sida uu hadalka u dhigay.
Hoggaamiyaha Puntland ayaa sheegay in…
Midtjyland vs Liverpool, Man City vs Marseille – Reds Iyo
Midtjland vs LiverpoolTartankii wareega Group-yada ee Liverpool ee Champions League ayaa ah mid soo dhammaanaya caawa marka ay Group D wareegiisa 6-aad kahor tagayaan kooxda Midtjland oo ay ku booqanayaan garoonka Arena Herning.Kooxda lixda jeer kusoo guuleysatay koobka ugu xiisaha badan Yurub ayaa ah mid xilli horeba xaqiiqsatay booskeeda wareega 16-ka ee CL halka Midtjland ay ku dhammaysan doonto booska ugu dambeeya waxkasta oo ka dhaca kulanka caawa.Qaabkii caadiga ahaa ayaa usoo laabanaya Liverpool oo toddobaadkan kusoo…
Musuqa Soomaaliya halkee ayuu gaarsiisan yahay? – Axadle
Maanta Dunida waxaa laga maamuusayaa maalinta loo goonida yeelay la dagaalanka Musuqa ama wax is dabamarinta, waxaana la soo bandhigaa dalalka ugu badan ee xatooyada ka dhaceen & kuwa meel wanaagsan ka gaaray kahortagga.
Musuqa waa qorshaha wax loo bixiyo oo si kale loo maamulo ama la geliyo gacan aan ahayn tan loogu talagalay, inta badan waxa uu ka dhacaa Hay’adaha, Dowladaha & meelaha dadka wax loo mariyo.
Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dagaal adag ay…
10,000 people have died in custody since 2011
In a 67-page report published on Tuesday, December 8, Amnesty International Nigeria is concerned about the fate of elderly people exposed to violence from Boko Haram and the Nigerian army in the state of Borno in the northeastern part of the country.
This report describes the double punishment of this population persecuted by jihadists and victims of army abuse. A population completely invisible, according to this report entitled "My Bleeding Heart: The Lives of the Elderly Facing Conflict, Expulsion and Detention in…
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo maanta dhageysaneysa Kiis
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Arbaco ah dhageysaneysa Kiis dacweed ka dhashay Kufsi & Dil loo geystay Xamdi Maxamed Faarax, isla markaana dhacay 11-kii September 2020.
Falkaan ayaa ka dhacay Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir, Ciidamada ammaanka Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay shaqsiyaad ay isla markii uu ficilka dhacay qabatay & Wiilka sheegay in uu ballamiyay Gabadha oo lagu qabtay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.
Ehelka Xamdi ayaa soo jeediyay in…